HomePARIS: Khasaare ba'an oo ka Dhashay Hawlgallo Ciidamada Faransiisku ku Baadigoobayeen Tuhunsanayaal

PARIS: Khasaare ba’an oo ka Dhashay Hawlgallo Ciidamada Faransiisku ku Baadigoobayeen Tuhunsanayaal

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Rasaas culus ayaa goor dhawayd ka socotay waqooyiga magaalada Paris, iyadoo wararku sheegayaan in howlgal amni uu halkaasi ka socday.

Boolis hubeysan iyo ciidammada Faransiiska ayaa weerar ku qaaday guri ku yaalla xaafadda Saint Denis ee dibedda caasimadda Paris.

Waxa ay baadigoobayeen nin laga shakisan yahay inuu maleegay weerarraddii todobaadkii lasoo dhaafay lagu qaaday Paris ee ay ku dhinteen 129 qof.

Cabdulxamiid Abaa-Cuud, oo ah nin haysta dhalashada Belgium asal ahaana kasoo jeeda Morocco, ayay baadigoobayaan laamaha ammaanka ee Faransiiska, waxaana markii hore la rumeysnaa inuu ku sugan yahay dalka Suuriya.

Booliska ayaa sheegay in laba tuhunsanayaal ay ku dhinteen howlgalkaasi, ayna ka mid tahay haweeney isqarxisay intii uu howlgalka socday.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay afar nin iyo haweeney.

Dhowr ka mid ah booliska Faransiiska ayaa ku dhaawacmay howlgalkaasi dhacay.

Rasaas xooggan iyo qaraxyo ayaa la maqlayay intuu uu howgalka socday.

 

Wararka oo faahfaahsan goor dhaw naga fillo

 

Source-BBC

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories