Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland oo Hawlgallo Amni oo Baadhitaan ah ka Fuliyey Albeerkooyinka Hurdada ee Dalka

Hargaysa(SLpost) – Ciidamada Laanta socdaalka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xalay qaaday hawl-gal balaadhan oo ay ku sugayaan amaanka hudheelada hurdada ee gobolada iyo degmooyinka dalka. Baadhitaankan...

DAAWO warbixinno laga diyaariyey Taariikh-nololeedkii Marxuum Weriye Axmed Xasan Cawke iyo Xog-warranka Saaxiibbo ay muddo badan soo wada-shaqeeyeen

DAAWO warbixinno laga diyaariyey Taariikh-nololeedkii Marxuum Weriye Axmed Xasan Cawke iyo Xog-warranka Saaxiibbo ay muddo badan soo wada-shaqeeyeen DAAWO warbixinno laga diyaariyey Taariikh-nololeedkii Marxuum Weriye Axmed Xasan Cawke iyo Xog-warranka Saaxiibbo ay muddo badan soo wada-shaqeeyeen

Abwaan Caaqil Bulbul Cabdi Madoobe oo ka hadlay Geerida Marxuum Axmed Xasan Cawke

Anigoo ah Abwaan Caaqil Bulbul Cabdi Madoobe waxaan halkan tacsi uga dirayaa Ehelkii, qaraabadii, Asxaabtii, bahda Saxaafadda, Shacabka Somaliland iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed,...

Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax-dhigay Cusbitaal Laga Hirgalinayo Deegaanka Toon

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa saaka deegaanka toon ee Magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay Cisbitaal iyo xarrun caafimaadka lagu dhigan doono...

Sidee looga Soo Qaybgallay Aaska Qaran ee AHN Wariye Cawke Loogu Sameeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale?

    Hargeysa(SLpost) - Alle ha u naxariistee wariyihii ruug caddaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke, ayaa aas qaran loogu sameeyay duleedka magaalada Wajaale ee dhinaca...

Dallada Naafada Qaranka oo Muwaadiniinta Naafada ah ugu Baaqday in ay Ka Qaybgalaan Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland

  Hargeysa(SLpost):-Dallada naafada qaranka somaliland ee SNDF ayaa ugu baaqday guud ahaan dadka naafada ah ee reer somaliland inay ka qayb galaan diwaan gelinta codbixiyayaasha ...

”AHN Axmed Xasan Cawke isku Fasal baannu ahayn, Dhammaan Soomaalida oo dhan baanan ka Tacsiyadaynayaa” Muuse Biixi

  Hargaysa(SLpost) -Guddoomiyaha xisbiga talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland haya ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img