OGEYSIISKA ku socda Dhammaan Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Germany iyo Soo-dhawaynta Guddoomiyaha Xisbiga UCID
OGEYSIISKA ku socda Dhammaan Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Germany iyo Soo-dhawaynta Guddoomiyaha Xisbiga UCID Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe...
Badhasaabka Togdheer oo sharraxay Sababta soo cusboonaysiisay Shaqaaqada Balliga Diiriye Guuleed
Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa shaqaaqada ka aloosan deegaanka Balliga Diiriye Guuleed ku tilmaamay mid xalkeedu ka ballaadhan yahay maamulka...
Berbera: Faanka Beenta, Foorarka Runta, Fiirrada Nolosha, Ficilka Tukaha Iyo Fooridda Dabaysha
Meeshu waa Berbera. Waa magaaladda keliya ee ku taala 800km oo xeeb ah. degsiimooyinka kale ee ku yaalaa waa daabiyado yaryar oo aan koriin...
Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay Shaqaaqo laba Beelood ku dhexmartay Balliga Diiriye Guuleed
Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa ka hadlay Shaqaaqo shalay laba beelood oo isku-ardaa ah ku dhex-martay Degaanka Baliga Diiriye Guuleed ee...
Dawladda Itoobiya oo ka hadashay Isku-dhac Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyo-beeleed ka soo duushay Gudaha dalkeeda
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya, ayaa sheegtay inaanay marnaba oggolaan doonin in gudaha dalkeeda ay ka hawl-galaan Malleeshiyaad ka soo horjeeda Somaliland, waxaanay sheegtay inay...
Suxufi ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo todobaadkii Labaad u Jiifa Xanuun kusoo Booday iyo Masuuliyiinta Xukumadda oo indhaha ka Qarsaday Xaaladdiisa Caafimaad
Hargeysa (SLpost)-Wariye Siciid Faarax Cagjar oo ka mid ahaa Suxufiyiintii Idaacaddii Radio Horyaal ee ku hadli jirtay Afka Xisbiga Kulmiye haatan ka Tirsan Wargeyska...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

