Maamulka Dekedda Berbera oo iska fogeeyey Eedaymo loogu jeediyey Kicin Dadweyne iyo Musuq-maasuq Markabkii Hubka Siday lagu kacay
Berbera (SLpost)- Maamulka Dekedda Berbera, ayaa hadlay warar lagu baahiyey saxaafadda dalka qaarkeed, kuwaas oo lagu sheegay in Maareeyaha iyo ku-xigeenka dekeddu magaalada Berbera...
Wasiirka Dhalinyarada oo shaaciyey wax-ka-beddel lagu sameeyey Wakhtiga Qabsoomidda Ciyaaraha Gobollada iyo Xilliga Sannadkan la qabanayo
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday xilliga ay qabsoomayaan Ciyaaraha gobollada dalka oo sannadkii u dambeeyey aan dalka lagu...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Dhakhaatiir Mihnaddooda Caafimaad la Aqoonsaday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Shahaadooyin Aqoonsi Caafimaad ah guddoonsiiyey Dhakhaatiir reer Somaliland ah oo ka hawlgala goobaha kala...
Maayarka Hargeysa oo ka Qayb-galay Olole lagu banneynayo Jidadka Wadnaha Caasimadda iyo Digniin uu shacabka u jeediyey
HARGEYSA (SLpost)- Maayarka Caasimadda Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta ka qayb-galay olole ballaadhan oo Dowladda Hoose ee Hargeysa ka bilowday badhatamaha magaalada...
Guddoomiyihii hore ee Togdheer oo ka hadlay Heerka Xidhiidhka ay wadaagaan Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihiii hore ee goboka Togdheer Axmed Cumar Cabdilaahi (Xamarji) oo wakhtigan ka tirsan Xisbiga Mucaaradak ah ee Waddani, ayaa markii u horeysay...
Madaxda Qaranka oo aan u kala-hadhin Aas Hargeysa loogu Sameeyey Marxuum Xildhibaan Dhugad iyo weedhihii ay ka yidhaahdeen shakhsiyaddiisa
HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxda Hay’adaha kala duwan ee Qaranka, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo maanta...
HOLLAND: Maxkamad Holland ah oo si Khasab ah ugu Fulisay Daahir Calasow Xukun Dacwad ay kaga Guulaysatay Shirkadda Dahabshiil
Hertogenbosch (SLpost)- Maxkamadda Racfaanka ee dalka Holland, ayaa si khasab ah ugu fulisay xukunno ay hore ugu riday nin la yidhaa Daahir Calasow oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

