Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Sidee U fekeraan Tuugtu? (Cilmi-Nafsiga Musuq-Maasuqayaasha) – Qaybta 1aad

Hordhac Hanti-lunsi, xattooyo, wax-isdaba marin, iyo laaluush waa qaar kamid ah ereyo lala xidhiidhiyo mararka qaarna leh macne u dhow ama u dhigma ereyga (Musuq-Masuq)...

Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti oo Hadallo Is-khilaafsan ka yidhi Go’aanka lagu sababay in la xidho Xuduudka u dhexeeya labada waddan

Djibouti (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xuduudka u dhexeeya labada waddanka oo saddexdii maalmood ee u dambeeyey la...

Somaliland oo ka hadashay kulan dhexmaray Madaxweynaha Somalia iyo Prof Cali Khaliif Galeydh

HARGEYSA/MUQDISHO (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la sheegay inuu Xafiiskiisa kulan kula yeeshay horjoogaha Kooxda la baxday Khaatumo State Cali Khaliif Galaydh,...

Maraykanka oo ka Qayliyey Hub Casri ah oo Russia ka iibinayso Waddanka Iran

Washington (SLpost)- Dawladda Marayanka, ayaa si adag uga Qorshe Wasaaradda Difaaca ee Ruushku hub Casri ah kaga iibinayso Dalka Iiraan oo danaynaysa inay xoojiso...

Mucaaradka Somaliland oo ka Arrinsaday waxa ay yeelayaan 26 June kadib iyo go’aamo Midaysan oo ay ka yeeshaan Muddo-kordhin

HARGEYSA (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID, WADDANI iyo Siyaasiyiinta ku bohoobay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa bilaabay kulamo ay sheegeen...

Madaxweynaha Somaliland oo Furay Dhismaha Terminal-ka Cusub ee Madaarka Berbera oo loo hibeeyey dawladda Kuwait

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta furay Terminal cusub iyo xayndaab loo dhigsay Madaarka Berbera, kaas oo ay maalgelisay...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Weerarkii Todobaadkan ka dhacay Magaalada Muqdisho

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay weerarkii Jimcihii todobaadkan lagu qaadey Huteelka Central ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen Masuuliyiin badan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img