Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Eng Maxamed Xaashi oo ka Hadlay Sicir-bararka Dalka ka Jira iyo Siyaabaha Hoos loogu Dhigi Karo

Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay siyaabaha lagu yarayn karo sicir bararka waddanka ka taagan. Eng. Xaashi oo waraysi siiyay...

Mooshin ku Saabsan Qaab Cusub oo Xilka Lagaga Qaadayo Maayarada Dalka oo Golaha Wakiillada la Horkeenayo

Hargeysa(SLpost)- Xildhibaanada golaha wakiilada ee Somaliland, ayaa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoog leh oo ay wadaan xildhibaanno tiro badan oo ku wajahan mooshin...

Maxamed BK oo Hees Ammaan iyo Bogaadin ah u qaaday Shirkadda DAHABSHIIL

Maxamed BK oo Hees Ammaan iyo Bogaadin ah u qaaday Shirkadda DAHABSHIIL https://youtu.be/JP1bG_Cm_oY

Filanwaa! Qaybta 1aad.

          Maxamed Sidiiq Dhamme.   Cad wadanaha ku yaalad Cuddooneey ahaydoo Cindigayga weligaa Caku kama baxaysid!   Waxaanu isku baranay xafladdii arooska Raage oonu saaxiibo isku naf iyo nolola ahayn, habeenkaa qalbiga...

Xaglatoosiye oo ka Hadlay Cabashooyin Caafimaad oo ka soo Baxa Burco

Burco (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr.  Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo haatan safar shaqo ku jooga Magaalada Burco, ayaa ka Hadlay dhibaatooyin soo noqnoqday...

Siciid Sulub oo Dr. Gaboose Ku Hambalyeeyay in uu u Tanaasulay Cirro

Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee hawlaha guud mudane Siciid Sulub oo ka tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay tartanka musharixiinta xisbiga WADDANI, sidoo...

Cilmi-baadhis Sheegtay in Ragga Quruxda Badan Aanay Helin Shaqaday Jecel Yihiin

Cilmi-baadhis ay sameeyeen Jaamacadaha Jaamacaddo dalka Maraykanka iyo Ingiriiska ku kala yaala, ayaa lagu sheegay in ragga muqaal ahaan soo jiidashada leh amma quruxda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img