HomeCilmi-baadhis Sheegtay in Ragga Quruxda Badan Aanay Helin Shaqaday Jecel Yihiin

Cilmi-baadhis Sheegtay in Ragga Quruxda Badan Aanay Helin Shaqaday Jecel Yihiin

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Cilmi-baadhis ay sameeyeen Jaamacadaha Jaamacaddo dalka Maraykanka iyo Ingiriiska ku kala yaala, ayaa lagu sheegay in ragga muqaal ahaan soo jiidashada leh amma quruxda badan ay caqabad ka soo wajahdo helida shaqada ay jecel yihiin in ay ka shaqeeyaan.

Khubarada daraasada samaysay waxa ay sheegeen in ragga qurxoon loo arko in ay khatar ku yihiin madaxdooda, isla markaana waxa loo diida in ay soo baxaan oo khudbad ganacsiyeedyada amma hawlaha sharaxaada looga baahan yahay qabtaan.

Cilmi-baadhistan oo ay sameeyeen Jaamacadaha University College London ee dalka Ingiriiska iyo University of Maryland oo dalka Maraykanka ah, ayaa lagu xusay in ragga qurxoon loo dhiibo jagooyin aad u hooseeya oo aanay mahadin.

Cilmi-badhayaasha oo afar tijaabo ka sameeyey xafiisyo shaqo, waxa ay ogaadeen marka raggu shaqaalaysiinayaan rag kale si ay ula shaqeeyaan in aanay jeclayn ragga soo jiidashada leh oo ay u arkaan in ay khatar ku yihiin jagooyinkooda.

Geesta kale, waxa daraasadan tilmaantay in haweenka quruxda badan aanay dhibaatadan soo darsi, isla markaana ay shaqada deg deg u helaan marka loo eego haweenka aan soo jiidashada lahayn.

“Masuuliyiintu marka ay shaqaalaha qadanayaan ma jecla ragga soo jiidashada leh ee ay ka baqayaan in ay la tartami karaan qurux iyo soo jiidashaba. Shirkado badan baana arrintan aad ugu dhaqmma,” ayuu yidhiProf. Sun Young Lee oo Jaamacada Maryland ka mid ah.

 

Somalilandpost

Hargeysa Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories