HomeXaglatoosiye oo ka Hadlay Cabashooyin Caafimaad oo ka soo Baxa Burco

Xaglatoosiye oo ka Hadlay Cabashooyin Caafimaad oo ka soo Baxa Burco

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr.  Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo haatan safar shaqo ku jooga Magaalada Burco, ayaa ka Hadlay dhibaatooyin soo noqnoqday oo ka taagan Cisbitaalka Magaalada Burco, waxana uu tilmaamay inay diyaar u yihiin wax-ka-qabashada dhibaatada halkaas ka taagan.

Wasiir Xaglo-toosiye oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Waris, ayaa uga digay Dadka reer Burco Cabashooyin soo noqnoqday oo ay Cisbitaalka Burco ka sheegayaan, waxana uu faahfaahiyey sababta cabashdaaas keenaysa.

“Marwooy Cisbitaalku wuu shaqaynayaa inkastoo ay reer Burco Cabanayaan, Cabashadana waxa keenaya oo ay Burco u baratay Hay’ad MSF la yidhaahdo oo bishii $250,000 ku kharash garayn jirtey, Kaalintii Hay’addaas waanu buuxin kari weynay laakiin Cisbitaalkii wuu shaqanayaa.”ayuu yidhi Wasiir Xaglo-toosiye.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata, ayaa waxa uu intaas ku daray,“Reer Burco waxan leeyahay waxba maanu hagrane waxa aynu haysano aynu iimaansano oo cabashada badan aynu iska dayno.muhiimaddana waxa uu cisbitaalka Burco iyo Ka Borama yihiin Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF.” Wasiir Xaglo-toosiye, waxa uu sheegay in laga tashan doono Mucaawimooyinka Hay’adaha qaarkood dalka siiyaan ee sida kediska ah loo goosanayo, waxana uu xusay inay talo gaar ah yeelan doonaan, “ Inaguna waynu isku tashan doonaa oo Hay’ad dambe intay samada ina geyso innagoo aan diyaarsanayn inaga tegimaysee waxa aynu hayno ayeynu qurxisan doonaa, dadka TV-yada istaagayana waxanu leenahay cisbitaalku wuu shaqaynayaa. Imika oo u dambaysayna $120,000, baa Khasnadda Dawladda looga saaray oo la geliyey.”ayuu yidhi Wasiir Xaglo-toosiye.

https://www.youtube.com/watch?v=FXeBy5Mhp8Y

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories