HomeMasuuliyiin Iskugu Jira Goleyaasha Baarlamaanka Iyo Xukuumadda Oo Aqoon Korodhsi Ugu Baxay...

Masuuliyiin Iskugu Jira Goleyaasha Baarlamaanka Iyo Xukuumadda Oo Aqoon Korodhsi Ugu Baxay Itoobiya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLP)-Wefti  xubnihiisu ku dhow yihiin soddameeye xubnood oo iskugu jira Goleyaasha Baarlamaanka iyo Xukuumadda ayaa shalay dalka ka dhoofay si ay tababar dhinaca hoggaaminta ah ugu soo qaataan dalka  aynu dariska nahay ee Itoobiya.

Weftigan waxa Hoggaaminaya Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxaana xubno ka ah Xildhibaanno ka tirsan Wakiiladda iyo Guurtidda, Wasiir Ku xigeennada Warfaafinta iyo Shaqadda iyo Agaasimeyaasha wasaaradaha qaarkood.

“Waxaannu nahay wefti balaadhan oo ka socda Somaliland  kuna socda dalka Itoobiya,  waxaanu dalkaas u tagaynaa tabobar ku saabsan hogaaminta. Weftigani waxa uu ka kooban yahay labaatan mudane oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka, agaasimeyaal guud  iyo Wasiir ku-xigeenno,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu.

Mar uu gudoomiyuhu ka hadlayay qiimaha uu tabobarkaasi u leeyahay xubnahan iyo waxyaabaha kale uu u qorshaysan inta ay joogaan dalka Itoobiya waxa uu yidhi  “Tabobarkaas waxaanu filaynaa in uu wax badan ku soo kordhin doono Somaliland, intaanu halkaas joogno, waxaanu kulamo la soo qaadan doonaa haddii Alle  yidhaahdo madaxda dalka Itoobiya.

Waxa kale oo aanu la kulmi doonaa ururka midowga Afrika. Waxa iyana aanu is leenahay oo aanu doonaynaa in aanu wax ka soo qabanno arrinta qadiyada Somaliland iyo ictiraaf raadinta.”

Somalilandpost

Hargeisa Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories