HomeSOOMAALIYA: Khasaare Badan oo ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidamada Soomaaliya

SOOMAALIYA: Khasaare Badan oo ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidamada Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Diinsoor(SLpost) -Ugu yaraan 11-qof ayaa ku dhintay, 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Dadka ku dhintay dagaalkan iyo kuwa ay dhaawacyadu kasoo gaadheen ayaa dhamaantood ka tirsanaa dhinacyadii dagaallamay, waxaana dagaalkaan la sheegayaa inuu ka billowday weerar ay Al-shabaab ku qaadday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.

“Waxaa dagaalka nagaga dhintay saddex askari, sidoo kale waxaan ku dilnay sideed dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan,” ayuu yidhi sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta, isagoo intaas ku daray inay jiraan dhaawacyo kasoo gaadhay dagaalka.

Sidoo kale, Al-shabaab ayaa iyaguna dhankooda sheegay inay dagaalkaas ku dileen ugu yaraan 15-askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Somalia, balse ma sheegin khasaaraha dhankooda kasoo gaadhay dagaalka.

Dagaalka oo dhacay shalay gellinkii dambe ayaa wuxuu ahaa mid xooggan, iyadoo sarkaal u hadlay cidamada dowladda Somalia uu sheegay in saldhiggii lagu dagaalamay ay iyagu gacanta ku hayaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories