Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Waxaan Leeyahay Qoladaas (Madasha) Sida Aydaan Sharci U Ahayn Ayaanu Hadakiinuna Sharci U Ahayn” Madaxtooyada

Hargeysa, (SLP)- Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadallo ay xubnaha madasha wada-tashigu kaga hadleen marka muddo xilleedka xukuumadda Kulmiye dhamaado sannadkaan guddihiisa oo...

Obama Oo Si Xun Qoomameeyay Hawl-gal Diyaaradihiisu Ku Dileen Laba La-hayste Oo Al-qaacida Gacanta Ugu Jiray

"Madaxweyne ahaan iyo hogaamiye ciidan ahaan waan qaadanayaa masuuliyada qaladkaas ay noloshooda ku waayeen Warren iyo Giovanni.” Washington, (SLP)- Xukuumadda Washington ayaa si murugaysan u...

Magacyada Laba Ka Mid Ah Horjoogeyaasha AL-shabaab Oo Mareykanku Hantidooda Xayiray

New Yotrk, (SLP)- Dalka Mareykanka ayaa xayirtay hantida laba ka mid ah saraakiisha kooxda ka dagaalanta dalka Soomaaliya ee Al-shabaab, kuwaasoo lagu eedeeyay inay...

Qaramada Midoobay Oo Cambaareeyay Qarax Lala Beegsaday Safaaradda Dalka Spain Ku Leeyahay Libya

Tripoli, (SLP)- Madaxa hawl-galka lagu taageero dalka Libya ee (UNSMIL) Bernardino León ayaa si adag u cambaareeyay kooxaha argagixisada ah oo weerar ku beegsaday...

Guddoomiye Ku-xigeenka 3-aad Ee UCID Oo Sababeeyay Aqbalaadoodii Go’aanka Komishanka

Hargeysa, (SLP)- Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey) ayaa ka warbixiyay sababihii ku qasabay inay aqbalaan go’aankii...

Shir Lagu Falanqeeyay Warbaahinta Bariga Afrika Oo Lagu Qabtay Kampala

Kampala, (SLP)- Shir ay soo qaban-qaabiyeen hay’addaha Africa Media Initative (AMI) iyo  Rockfeller Foundation laguna marti-qaaday madaxda war-baahinta geeska Afrika ayaa lagu qabtay magaalada...

EU Oo Cod U Qaadaya Ogolaanshaha Badbaadinta Tahriibeyaasha Oo Sannad Ka Hor Ay Diideen

Belgium, (SLP)-  Hogaamiyeyaasha Midawga Yurub ee sannadkii hore go’aamiyay in la joojiyo badbaadinta tahriibeyaasha kasoo galaya Yurub badda Mediterranean-ka ayaa maanta khamiis ah u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img