Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Warbixiyay Tabobaro Ay U Samaynayaan Suxufiyiinta Gobollada
Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa sheegay inay bilaabayaan tabobaro kor loogu qaadayo xirfadda weriyeyaasha gobollada Somaliland,...
Dukaamadii Reer Koonfur Afrika Ku Lahaayeen Malawi Xoog Al-baabbada Loogu Laabay
"Keliya waxaanu xidhnay dukaamadoodii, markii ay u hogaansami waayeen, maalinta loogu magic-daray, jimcaha madaw ee Afrika”M.AA Lilongwe, (SLP)- Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda bani’aadamka ayaa...
Diyaaradaha Xulafada Sucuudiga Oo Dagaalka Yemen Ku Dilay Ku Dhawaad Boqol Carruur Ah
UNICEF waxay sheegtay in kala badh carruurtaas ay dileen diyaaradaha xulafada Sucuudigu Hogaaminayaa Sanca, (SLP)- Ugu yaraan 115 carruur ah ayaa ku dhintay, halka 172...
Mudaharaadyo lagu diiddan yahay Xasuuqa Qaxoontiga oo ka dhacay dalka Koonfur Afrika
Johannesburg (SLP)- Kumanaan reer Koonfur Afrika ah ayaa isugu soo baxay dariiqyada magaalada magaalada Johannesburg ee caasimadda dalkaas, kuwaas sitay ku dhawaaqayay erayo ay...
DHEGAYSO BARNAAMIJKA Idaacadda Radio Hirad iyo Mowduucyada todobaadkan oo xiiso badan
Akhristeyaasha shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo ah Warbaabin fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa...
Go’aamo ka soo baxay Shir deg-deg ah oo Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub ka yeesheen Halaagga Muhaajiriinta iyo Doodo ka dhashay Qodobbo laysku maan-dhaafay
"Waa inaynu dareensanaanaa in mushkiladu inagaga imanayso dhinaca Afrika. Xaqiiqadu waxa weeye Libya waa Afrika ee maaha Yurub” - Raysalwasaaraha Netherlands Brussels (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Midowga...
Mudaharaad lagaga soo horjeeedo Sharci Meel-ka-dhac ku ah Xuquuqda Qaxoontiga oo ka dhacay Waddanka Jarmalka iyo Doorka Soomalida Magan-gelyo doonka ah
Hargeysa (SLpost)- Mudaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Shuruuc Baarlamaanka dalka Jarmalka lagaga doodayo oo meesha ka saaraya Xuquuqda Dadka Qaxoontiga ah, ayaa ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

