HomeShir Lagu Falanqeeyay Warbaahinta Bariga Afrika Oo Lagu Qabtay Kampala

Shir Lagu Falanqeeyay Warbaahinta Bariga Afrika Oo Lagu Qabtay Kampala

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kampala, (SLP)- Shir ay soo qaban-qaabiyeen hay’addaha Africa Media Initative (AMI) iyo  Rockfeller Foundation laguna marti-qaaday madaxda war-baahinta geeska Afrika ayaa lagu qabtay magaalada Kampala ee dalka Uganda.AMI

Ujeeddada shirkan ayaa ahaa maaraynta mulkiileyaasha Warbaahinta iyo Xaq-dhowrka Shaqaalaha Warbaahinta. Waxaana kasoo qayb-galay, madaxda warbaahinta ee Wadamada Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Eritrea iyo Uganda oo ah dalka marti-galiyey.

Waxa ugu horreyntii halkaas warbixin soo dhaweyn iyo wax-qabadka hay’adda Africa Media Initative (AMI) kasoo jeediyeen Wangethi Mwangi iyo Roukaya Kasenally oo ka mid ah madaxda sare ee hay’adda AMI.

Waxaa shirkaas si weyn loogaga doodday qodobo ay ka mid-yihiin;

  1. Xoojinta maamul-wanaaga madaxda Warbaahinta
    B. Hab-dhaqanka iyo Wanaajinta xidhiidhka madaxda Warbaahinta iyo wariyeyaasha
    C. Ka Ganacsiga Warbaahinta

Waxaa halkaas warbixino kasoo jeediyey madaxda Warbaahinta ee:

  1. Robert Kabusenga, madax warbaahinta New Vision, Uganda
    2. Axmed Guure, madaxa shabakadda Hiiraan Online
    3. Mohamed Mohamoud Kadieh, madax Le Nation, Djibouti
    4. Maxamed Cusmaan, Madaxa idaacadda Star FM
    5. Teguest Yilma, madaxa jaraa’idka Capital ee Addis Abab

Ugu dambeyn, waxaa halkaas warbixin dheer kasoo jeedisay madax hay’ada Rockeffeler foundation ayada oo faahfaahisay waxqabadka hay’adda ee qaaradda Africa. Waxay ku buurisay ka soo qay-galayaasha shirka inay galaan shabakadda Rockeffeler Foundation halkaasoo ay ka heli karaan macluumaat lagu kaalmeyno qaybaha kala duwan ee bulshada sida horumarinta.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories