HomeEU Oo Cod U Qaadaya Ogolaanshaha Badbaadinta Tahriibeyaasha Oo Sannad Ka Hor...

EU Oo Cod U Qaadaya Ogolaanshaha Badbaadinta Tahriibeyaasha Oo Sannad Ka Hor Ay Diideen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Belgium, (SLP)-  Hogaamiyeyaasha Midawga Yurub ee sannadkii hore go’aamiyay in la joojiyo badbaadinta tahriibeyaasha kasoo galaya Yurub badda Mediterranean-ka ayaa maanta khamiis ah u codeynaya inay ka noqdaan go’aankoodaa hore, kulan degdega ah oo la isugu yeedhay madaxdaas, ka dib markii ay 2000 oo tahriibe ku dhinteen sannadkan baddaas.

Adduunka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay, markii todobaadkan ay siddeed boqol oo tahriibe ku dhinteen badda Mediterranean-ka , ka dib markii doon ay saarnaayeen la qarqoontay, kuwaasoo kasoo haajiray dhinaca Libya, kuna sii jeeday Yurub, waxaanay kor u kacay dhimashada tahriibeyaasha oo gaadhaya ilaa 1800 qof, sannadkan oo keliya, marka la barbar dhigo sannadkii hore bishan oo kale oo ay dhimashadu ku ekayd 100, iyadoo tirada dadka soo haajirayna aanay waxba iska dhimin.

Talyaagniga ayaa joojiyay sanadkii hore hawl-galada uu ku badbaadinayo tahriibeyaasha, ka dib markii waddamo ka mid ah midawga Yurub ay diideen inay bixiyaan qaybta kaga soo hagaagasa lacagaha lagu fulinayo hawl-galkaas, iyadoo qaar ka mid ah waddamadaasina ay ku dooddeen badbaabdinta tahriibeyaasha inay dhiirigelinayso inay muhaajiriintu sii kordhaan.

EU

Somalialndpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories