HomeMagacyada Laba Ka Mid Ah Horjoogeyaasha AL-shabaab Oo Mareykanku Hantidooda Xayiray

Magacyada Laba Ka Mid Ah Horjoogeyaasha AL-shabaab Oo Mareykanku Hantidooda Xayiray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New Yotrk, (SLP)- Dalka Mareykanka ayaa xayirtay hantida laba ka mid ah saraakiisha kooxda ka dagaalanta dalka Soomaaliya ee Al-shabaab, kuwaasoo lagu eedeeyay inay gacan weyn ka gaysteen weerarkii jaamacada Gaarisa ee ay ku dhinteen 148 qof.Al-shabaab

Laba sarkaal ayaa ah hogaamiyeyaasha ciidanka gaarka ah ee loo yaqaan Amniyaat, isla markaana waxa la sheegay inay xubnaha ugu muhiisan dhinaca mukhaabaraatka.

Xukuumadda ayaa guud ahaan xayirtay hantida labadan hogaamiye oo kala ah Axmed Diiriye iyo Mahad Kaarate, oo magaciisa saxda ahi yahay Cabdirixiin Warsame.

Go’aankan ayaa saamayn ku yeelan doona mustaqbalka taageerada dhaqaale ee ay helaan xubnahan iyo kooxda Al-shabaab, iyadoo kooxdaasi ay kaga aargudan doonaan weeraro ay la beegsadaan, xarumaha Mareykan ku leeyahay caalamka.

“Dhamaan hantida Diiriye iyo Kaarate si kastaba waa loo xayiray” ayaa lagu yidhi qoraal Mareykanku soo saaray.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories