Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Al-sisi Oo Sheegay In Doorashada Baarlamaanka Masar Aan La Qabanayn Ramadaan Ka Hor

Qaahira, (SLP)- Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in doorashada baarlamaanka ee dalkaas aan la qaban doonin Ramadaanta ka hor., mar uu...

Tirada Dad Ku Dhintay Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Burundi

Bujumbura, (SLP)- Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dalka Burundi, ka dib isku dhacyo dhexmaray dad mudaharaadayay oo kasoo horjeeday madaxweynaha dalkaas oo...

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashada Iyo Dhawaaqyada Mucaaradka

Hargeysa, (SLP)- Madaweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ku baaqay laga wada shaqeeyo sidii doorasho dalka uga qabsoomi lahayd. Axmed Yuusuf Yaasiin...

Madaxweyne Bashiir Oo Markale Si Aqlabiyad Ah Ugu Guulaystay Doorashada Suudaan

Khartuum, (SLP)- Guddida doorashooyinka ee dalka Suudaan ayaa sheegay in madaxweynaha dalkaas Cumar Xasan Al-bashiir uu ku guulaystay doorashadii dalkaa ka dhacday codadkii ay...

Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Baddaha Oo Kalluumaysatada Somaliland Ugu Baaqday Inay Is-diiwaangeliyaan

Hargeysa, (SLP)- Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa ugu baaqday guud ahaan kalluumaysatada inay bilaabantay diiwaangelintii kalluumaystadu, isla markaana ay ka faa’iidaystaan oo...

“Doorashada waxa lagu qaban karayay December ama January, laakiin….” Musharaxa UCID

Hargeysa, (SLP)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inay dawladdo dibadda ah kala hadleen in xukuumadda talada...

Xildhibaannada Mucaaradka Ah Oo Sas Ka Muujiyay Go’aan La Filayo Inay Guurtidu Ka Gaadho Muddo Kordhin

Hargeysa, (SLP)- Xildhibaannada golaha wakiillada ee taageera xisbiya mucaaradka ah ee waddani ayaa farriin u diray golaha guurtida Somaliland oo la filayo inuu dhawaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img