HomeMadaxweyne Bashiir Oo Markale Si Aqlabiyad Ah Ugu Guulaystay Doorashada Suudaan

Madaxweyne Bashiir Oo Markale Si Aqlabiyad Ah Ugu Guulaystay Doorashada Suudaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Khartuum, (SLP)- Guddida doorashooyinka ee dalka Suudaan ayaa sheegay in madaxweynaha dalkaas Cumar Xasan Al-bashiir uu ku guulaystay doorashadii dalkaa ka dhacday codadkii ay dadku bixiyeen 94%,

Mokhtar al-Assam, oo ah guddoomiyaha guddida doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada maanta oo Isniin ah.Sudan

Afar maalmood oo ay socotay doorashada dalka Suudaan, kana bilaabmayay 13 bishan April, waxa isu diiwaangeliyay ka qayb qaadashada doorashadaas in kabada 13 million oo qof, isla markaana ka codaynayay goobo tiradoodu dhan tahay 11,000 oo goobood, waxaana ugu badnaa goobahaas magaalada caasimadda aha ee Khartuum.

Madaxweyne Cumar Xasan Al-bashir, ayaa xukunka kula wareegay af-gembi aanu dhiig ku daadan sannadkii 1989-kii, waxaanay muddadaas uu haystay xukunka dalka ay waddamada reer galbeedku ku eedeeyeen inuu gaystay xasuuq ka dhan ah dadka ku dhaqan gobolka Darfur ee dalkaas, waxaanay maxkamadda adduunka ee lagu magacaabo Hugue ay amartay in lasoo qabto, si sharciga loo mariyo, balse ilaa hadda waddan u hogaansamay ma jiro amarkaas Hugue.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories