HomeMadaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashada Iyo...

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashada Iyo Dhawaaqyada Mucaaradka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Madaweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ku baaqay laga wada shaqeeyo sidii doorasho dalka uga qabsoomi lahayd.A.Y.Y

Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in baahan yahay in laga fogaado in dalka uu hadheeyo khilaaf siyaasaddeed oo nabad-gelyada saamayn ku yeesha. “Waxaad moodaa doorashooyinkeenii, marka laga yimaado tii 2001-dii ee Dastuurka, tii golaha deegaanka ee 2002-dii , tii madaxtooytada ee 2003-dii, wixii ka dambeeyay waxaad moodaa in kharashka doorashooyinka ay gacanta ku hayaan ajaanib, taasina waa mid khatar ku ah qarannimadeena , waxaan soojeedinayaa in tan ha noqoto ama tu kale in sannad walba lacagta miisaaniyada lagu daro ilaa afar milyan, kuwaasoo shantii  sanno noqonaya labaatan milyan, si aynu inagu isugu filnaano oo ay noqon wax gacanta la inoogu hayo.”

“Doorashadan ay maanta cayimeen komishanku, waxay doorashadu cayinmaysaa oo ay rasmi noqonaysaa marka aynu helno diiwaangelin rasmi ah. Cayimaadan ay June 1-deeda cayimeen waxaad moodaa inay ku timi culays kaga yimi mucaaradka, laakiin waaqaca waan in laga hadlaa , doorashadeenu waxay qabsoomaysaa marka ay diiwaangelintu si wanaagsan inoogu dhacdo.”

Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay dhawaaqa mucaaradka ee ah in dawlad wadaag ah la dhiso, wixii ka dambeeya 26-ka June, waxaanu yidhi. “Waxaan leeyahay waddankani fawdo iyo qas uma baahna, lama qabo aragtidaa muicaaradka ee ah in dawlad wadaaga ah la dhiso, laakiin waxaan qabaa in sharciga la raaco oo qaabkaa ay imika u jaangooyen Komishanku, guurtdu ay raacdo  oo waxa laga dambaysin karaa ay noqoto uun 90 maalmood oo mala awaalka ah oo noqonaysa haddii waqti la waayo intaa inay dheeraad noqoto.”

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland ayaa sheegay in haddii xukuumadda Siilaanyo loo kordhiyo waqtiga ay iman karto inay waydo taageerada shacabka, waxaanu yidhi. “Horta haddii aad waqtiga aad sii siyaasataba nac baa imanaya.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories