“Horena waa loo kordhin jiray, xukuumaddana waa loo kordhinayaa” Gudd. Guurtida
Hargeysa, (SLP)- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aaden ayaa sheegay in sidii xukuumaddihii hore loogu kordhin jiray tanna loogu kordhin doono. Guddoomiyaha oo maanta...
Wasiirka Maaliyadda oo shaacisay Kharashaad laga dhimay hay’adaha dowladda iyo Sababta keentay
Hargaysa (SLpost)- Wasiirka maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in dakhliga ilaha Dhaqaale ee hay’adaha dawladu uu kor u kacay, isla markaana lacago...
Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayd Sarkaal Kenyaan Ah Oo Kooxdooda Ka Mid Ahaa
Soomaaliya, (SLP)- Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay maydka sarkaal Kenyaan ah oo aanay sheegin xilliga la dilay iyo halka uu ku dhintay, iyadoo muuqaalka...
Qodobbo Kasoo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Waxgaradka Beelaha Buuhoodle Iyo Qurilugud
Burco, (SLP)- Odayaal iyo waxgarad ka kala socda deegaannada Burco iyo Buuhoodle ayaa shir uga furmay deegaanka Aadan-waal oo ka tirsan gobolka Togdheer. Shirkan oo...
Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo Si Qoto Dheer Uga Warramay Heerarka Qorshaha Dhaqaalaha Somaliland Soo Maray
Stockholm, (SLP)- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si qoto dheer uga warramay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray...
Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka
Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo xubno xildhibaanno ah oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo uu hogaaminayo oo maalmihii u...
Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha
Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha Qaar ka mid ah wasiirrada Dalka Ingiriiska ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

