Maayarka Laascaanood Oo Farriimo Kala Duwan U Diray Qurbejoogta Deegaanka Iyo Shacabka Magaaladaas
Laascaanood, (SLP)- Maayarka degmada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac ayaa ka warbixiyay xaaladda magaaladaas, waxaanu sheegay in muddadii koobnayd ee uu xilka hayay ay wax...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Taleex U Diray Wefti Ka Hawl-gala Shaqaaqadii Dhawaan Dhexmartay Dadka Deegaanka
Taleex, (SLP)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka khayraadka biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex iyo xildhibaanno ka tirsan...
Aas-aasaha Wikileaks Oo Diiday Racfaan Ay U Ogolaatay Maxkamadda Sare Ee Dalka Sweden
Stockholm, (SLP)- Asaasaha Wikileaks Julian Assange oo taniyo bishii June sannadkii 2012-kii magan-gelyo ahaan ugu nool safaaradda dalka Ecuador ku leeyahay magaalada London ayaa...
Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Warbixisay Nidaam Dib Loogu Habaynayo Dakhliga Dalka
Hargeysa, (SLP)- Masuuliyiinta wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa kulan la qaatay shirkad ka shaqayn doonta dibu habaynta nidaamka maaliyadda Somaliland. Kulankan oo wasiirka maaliyada Marwo Samsam...
Guddi Farsamo Oo Lagu Magacaabay Shir Ay Siddeed wasaaraddood Iyo Dawladdaha Hoose Ee Dalku Yeesheen
Hargeysa, (SLP)- Kulan dib loogu eegayo maamul daadejinta adeegyada bulshada Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kulankan oo uu shir-guddoominayay agaasimaha guud ee wasaaradda...
Kulan Lagu Lafo-gurayay Kaalmada Adeegga Sharci Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay
Hargesa, (SLP)- Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qabsoomay kulan hal maalin ah oo lagaga dooddayay, laguna lafo-gurayay bixinta adeegga kaalmada sharci ee Somaliland. Kulankan oo...
Qaramada Midoobay Oo Cambaareeyay Weerarro Ay Gaza Ka Gaysteen Ciidamada Israel
New York, (SLP)- Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay ciidamada dalka Israel, ka dib markii ay todoba qof ku dileen weerar ay ku qaadeen dugsiyada Qaramamada Midoobay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

