HomeKulan Lagu Lafo-gurayay Kaalmada Adeegga Sharci Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Kulan Lagu Lafo-gurayay Kaalmada Adeegga Sharci Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargesa, (SLP)- Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qabsoomay kulan hal maalin ah oo lagaga dooddayay, laguna lafo-gurayay bixinta adeegga kaalmada sharci ee Somaliland.

Kulankan oo ay soo abaabuleen machadka Horizon oo ku hawlan mashruuc laba sanno soconaya oo lagu horumarinayo garsoorka Somaliland, waxaana maalgelinaysa hay’adda horumarinta caalamiga ah ee dalalka reer Yurub ee loo yaqaan DFID.

Kulankaas ayaa waxa ka qayb galay dad tiradoodu ay dhan tahay 25 qof oo ka qayb qaadanayay bixinta adeegga kaalmada sharci ee Somaliland, kuwaasoo ka kala socday dhamaan gobollada dalka.

Waxaana ugu horeyn hada dhiirigelin ah halkaas kasoo jeediyay agaasimaha machadka Horizon Siciid Axmed Maxamuud, waxaanu yidhi. “Waxaan rajaynayaa in isu imaadkiinani inuu midho-dhalo oo inooga soo baxo dhamaantiin waayo-aragnimadii aad hesheen oo aynu si hufan isu waydaarsano oo ay inooga soo baxaan tusaale iyo talooyin waaweyn oo lagu sii horumariyo adeegga sharci ee aynu u baahanahay, waxaynu wada ogsoonahay in hufnaanta iyo adeegga sharci ee aynu u baahanahay horumarintiisu inay bulshadoo dhan dan u wada tahay oo caddaaladeenana ay qayb weyn ka qaadanayso.”

Agaasimaha machadka Horizon waxa kale oo uu ka hadlay doorka machadkaasi ku leeyahay adeegyada sharci ee dalka ka jira, waxaanu yidhi, isagoo arrimahaas ka hadlaya. “Machadka Horizon waxa uu ku waajahan yahay adeegga sharci ee dalka oodhan laga hirgelinayo, waxaanu iskaashi dhaw la leeyahay dhamaan hay’addaha sharci ee waddanka ka dhisan hadday tahay xeer ilaalinta, maxkamadda sare, wasaaradda cadaaladda iyo guddida dibu habaynta sharcigaba.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories