HomeAas-aasaha Wikileaks Oo Diiday Racfaan Ay U Ogolaatay Maxkamadda Sare Ee...

Aas-aasaha Wikileaks Oo Diiday Racfaan Ay U Ogolaatay Maxkamadda Sare Ee Dalka Sweden

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Stockholm, (SLP)-  Asaasaha Wikileaks Julian Assange oo taniyo bishii June sannadkii 2012-kii magan-gelyo ahaan ugu nool safaaradda dalka Ecuador ku leeyahay magaalada London ayaa diiday doonis ay qareennada Sweden ku doonayaan inay wax ka waydiinyaan eedaymo la xidhiidha kufsi lagu oogay sannadkii 2010-kii, taasoo uu hore iskaga fogeeyay.

Mr Assange ayaa ku doodday haddii dalka Sweden loo dhoofiyo ay suuro-gal tahay in Maraykanku ku maxkamaddeeyo fadeexado uu hore wikileaks uga faafiyay dalkaas.Julian Assange

Racfaan uu hore u qaatay Julian Assange ayaa waxa diiday maxkamadda dalka Sweden sannadkii hore bishii November, balse maxkamadda sare ee dalkaas ayaa ku wargelisay imika  inay racfaankaas u ogolaanayso.

Ninkan oo 43 sanno jir ah, una dhashay dalka Australia ayaa muddo saddex sanno ah ku nool qol yar oo ka mid ah safaaradda dalka Ecuador ku leedahay magaalada London, isagoo muddadaas dalbanayay magan-gelyo siyaasaddeed inuu helo.

Julian Assange ayaa iska fogeeyay eedo kufsi ah oo ay u soo jeediyeen laba dumar ah oo uu kula kulmay bishii August sannadkii 2010-kii mar uu socdaal ku marayay dalka Sweden. Waxaanu ku dooddayaa inay qayb ka yihiin tabaha uu dalka Mareykanku la maagan yahay, dalkaas oo ay shabakadiisu ka faafisay fadeexado hor leh, isagoo soo bandhigay cadeymo badan.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories