HomeMaayarka Laascaanood Oo Farriimo Kala Duwan U Diray Qurbejoogta Deegaanka Iyo Shacabka...

Maayarka Laascaanood Oo Farriimo Kala Duwan U Diray Qurbejoogta Deegaanka Iyo Shacabka Magaaladaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood, (SLP)-  Maayarka degmada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac ayaa ka warbixiyay xaaladda magaaladaas, waxaanu sheegay in muddadii koobnayd ee uu xilka hayay ay wax badani u qabsoomeen.

Sidoo kale maayarka magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay qurbejoogta deegaankaas u dhalatay inay kala qayb qaataan horumarinta dhinacyada arrimaha bulshada, isagoo sidoo kale,  shacabka gudahana ka codsaday inay cashuurta si fiican u bixiyaan, si wax loogu qabto. “Magaalada nabadgelyadeedu hadda aad bay u wanaagsan tahay, inkastoo ay jiraan waxyaabo badan oo aasaasi oo ka dhiman, anigu xilka waan ku cusubahay inta aan joogayna bil way ka yar tahay, waxyaabo badan ayaanu qabanay, waddooyin go’aan oo aan furnay, inaanu sii wadnana waanu doonaynaa, waxaan leeyahay hay’addaha caalamiga ah iyo cid kasta oo danaynaysaba magaaladu waa nabadgelyo kusoo dhawaada waxaad ka qabanaysaan, ciddii maalgeshanaysa.” Ayuu yidhi maayar Cismaan Saleebaan Jaamac, isagoo hadalkiisa sii watan waxa uu fariin u diray qurbejoogta u dhalatay deegaankaas, waxaanu yidhi. “Qurbe-jooga reer Laascaanood wax caawimo ah kama helno, waxaananu ka doonaynaa inay degmadooda horumariyaan sida gobollada kale oo ay caafimaadka u dhisaan oo ceelasha u qodaan oo biyo macaan u soo saaraan oo dugsiyada iyo waxbarashada wax ka qabtaan ayaan fariin ahaan ugu dirayaan, shacabka gudahana waxaan ku boorinayaa nabadgelyada way nagala shaqeeyaan, waxaananu ka codsanaynaa inay noogu daraan inay cashuurtana si fiican u bixiyaan, anaga kusoo celin doona jawaabta cashuurta ay bixiyeen.”

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories