“Halku-dhigga Sannadkan ee Xuska 18-ka May Waa Somaliland Dalkayga Dooddi Kama Furna”
Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in sannadkan saxaafadda Somaliland looga baahan yahay sidii ay...
Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Iyo Maamuleyaasha Dugsiyada Gaarka Ah
Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta Pro. Faarax Cilmi Geedoole ayaa kulan la yeeshay maamuleyaasha dugsiyada gaarka ah ee magaalada Hargeysa. Kulankan ayay wasiirka...
Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Ka Warbixiyay Socdaal Wefti Uu Hogaaminayaa Ku Tageen Dalalka Waqooyiga Ameerika
Hargeysa, (SLP)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo muddooyinkii u dambeeyay socdaal ugu dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa ka warbixiyay natiijada...
Boqorka Sucuudiga Oo Isbedel Ku Sameeyay Hanaanka Dhaxaltooyo Ee Boqortooyada
Riyaad, (SLP)- Boqorka dalka Sucuudiga ayaa isku shaandhayn ku sameeyay dawladdiisa. Sidoo kale waxa uu bedelay boqorku hanaanka la isku dhaxlo boqortooyada dalkaas. Boqor Salmaan...
Nigeria Oo Sheegtay In Boqolaal Dumar Ah Ay Kasoo Badbaadiyeen Boko Xaraam
Lagos, (SLP)- Ciidamada dalka Nigeria ayaa sheegay inay kooxda Boko Haram kasoo badbaadiyeen in badan 200 hablo yar yar iyo 93 haween ah, kuwaasoo...
Sucuudiga Oo Tiradii Ugu Badnayd Muwaadiniintiisa U Xidhay Inay Xidhiidh La Leeyihiin Kooxda Daacish
Riyaad, (SLP)- Boqortooyada Sucuudiga ayaa tiradii ugu badnayd u xidhay inay ka mid yihiin kooxda Daacish. Sucuudiga ayaa sheegay in 93 qof ay xabsiga dhigeen,...
Wasiirka Maaliyadda Oo Xil-qaadis Iyo Magacaabis Ku Samaysay Masuuliyiinta Kastamada Kala-baydh Iyo Abaarso
Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah masuuliyiinta kastamada Kala-baydh iyo Abaarso. Wasiirku iyada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

