HomeBallan-Ka-Baxa C/raxmaan Cirro Waxay Guul-darro U Tahay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Himilada Mustaqbalka...

Ballan-Ka-Baxa C/raxmaan Cirro Waxay Guul-darro U Tahay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Himilada Mustaqbalka Wadani

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sharaf maamuus aynu dadka kale dheer nahay bay ahayd  inaan tashano oo gaadhno heshiis hadba markalad kastoo dalkeena lasoo gudboonaata ugana samata saarno xiliyada adage e ay sababeen duruufaha siyaasadeed, maalintii shalay ahayd waxaa siwada jira warbaahinta ula hadlay Gudoomiyayaasha Labada Xisbi qaran  ee Kulmiye Iyo Ucid, waxay daboolka si wada jira uga qaadeen inuu jiray heshiis afar geesooda oo ay galeen Saddexda xisbi qaran iyo Xukuumada kuna salaysnaa soo jeedin mudo kordhin ay doonayeen inay u gudbiyaan Golaha Guurtida ayaa gudoomiyayaashaasi waxya sheegeen in heshiiskaasi oo la doonaayey in sabtidii khamiista la saxeexo uu ka baxay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro.

Shirkan jaraaid ay qabteen Faysal  Cali Waraabe iyo Muuse Biixi Cabdi waxay ku cadeeyeen in heshiiskaas uu kaga baxay C/raxmaan ciro, hadaba arinta heshiis jabinta ciro ayaa loo aanaynaa inay tahay in horeba loogu xaman jiray inuu talada ka qaato xildhibaano maan gaab ah oo ku jira xisbigiisa iyo haween kuwaasoo kula taliyey inuu ka baxo heshiiskaasi balse caado umay lahayn  masuuliyiinteenu  inay heshiisyada qaraneed ka baxaan waa nasiib xumo in C/raxmaan ciro  uu heshiiskii uu galay ka baxo.

Danta qaranka iyo isu tanaasulku waa waa midaan kusoo caano maalnay, ciro  wuxuu hore heshiis ula galay Dalwada Djabouti hadii uu ku guulaysto hagaaminta mustaqbalka Somaliland ,  una balan qaaday inuu ka iibin doono dhulka dhanka xeebta ee xiga dhinaca Jabouti, sidoo kale uu 70% siin doono heshiiska dhaqaalaha soo saarista salaadiida ku duugan xeebaha Somaliland ee dhanka jabouti, bedelkeena uu qaatay lacago xadi badan tan iyo wakhtigii 2012-kii xiligii uu samaysstay Urursiyaasdeedka hadana ah xisbiga Wadani,    isla sidoo kale wuxuu heshiiskaasi mid lamida  la galay Dalwada xamar taasuu u balan qaaday hadii uu ku guulaysto doorashada Madaxtinimada Somaliland inuu qaadan doono Nidaamka Faderaalka Somaliya iyana badelkeeda qaatay lacag badan si uu isugu fan gareeyo, sidoo kale waxaa uu  wali hayaa xilkii Dalwada somaliya  Wadanka ruusha uu Lacagtiisii qaato walina aanu iska casilin.

Waxaa la yaaba laba aan is qaban nin doonaya inuu qaran dhan u noqdo hogaamiye mustaqbal hadana khiyaamaya oo doonaya inuu iibiyo, suaashu waxay tahay muxuu ka faaidayaa, wadani iyo xulafadiisa waa sharaf dhac iyo maamuus xumo madaxna sidaa lagu noqo in balan laga baxaa waa khalad weyn.

Cali Xasan

Calixasan806@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories