Ka Bogo Liiska Magacyada Saraakiisha la xidh-xidhay ee Xisbiga Waddani oo kor u dhaafay 30 Qof
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Masuuliyiin tiro badan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, kadib markii Xisbigaasi shalay ku...
Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada oo bogaadiyey Muddo-kordhinta Guurtidu u samaysay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa soo dhaweeyey Muddo Kordhinta labada Sanno ah ee Golaha Guurtida maanta u sameeyey labada hay’adood oo...
Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka oo Qaaddacay Muddo-kordhinta Guurtidu u samaysay Xukuumadda iyo Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa ka soo horjeestay go’aan Golaha guurtidu maanta muddo...
Doonidii Tobnaad Oo Sida Qaxoonti Ka Badan 500 Oo Qof Kasoo Qaxay Yemen Oo Soo Gaadhay Berbera
Berbera, (SLpost)- Doonidii tobnaad oo sida in ka badan 524 qof oo ah qaxoontiga kasoo cararaya colaada dalka Yemen, kuwaasoo u badan dad soomaali...
Boqorka Sucuudiga Oo Qaadacay Casuumad Uu U Fidiyay Obama
Riyaad, (SLpost)- Boqorka dalka Sucuudiga ayaa qaadacay casuumad uu madaxweyne Obama u fidiyay waddamada Khaliijka carabta. Kulankan ayaa loo arkaa inuu hordhac u yahay tallaabada...
War Deg Deg Ah: Guurtida Oo Go’aan Ka Gaadhay Muddo Kordhinta Xukuumadda Iyo Wakiillada, Ka Bogo War-murtiyeedka Golaha
Hargeysa, (SLpost)- Golaha guurtida Somaliland ayaa ku dhawaaqay go’aanka muddo kordhinta xukuumadda iyo golaha wakiillada oo maalmihii u dambeeyay laga filayay. Guurtida ayaa saaka fadhi...
DAAWO Khudbad Cajiib ah oo Guddoomiyaha HORWATCH Ka Jeediyey Shirweyne Caalami ah oo Abaalmarin lagu guddoonsiiyey
San Francisco (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal Iinsaanka Geeska Afrika (Hornwatch) ahna Afhayeenka ururrada Xuquuqal-Aadamaha Somaliland, Saleebaan Ismaaciil Bullaale, ayaa khudbad uu ka hadlay muhiimadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

