Horyaalka Kubadda Cagta Kooxaha Caasimadda Oo Wakhtigii Qorshuhu Ahaa Qabsoomidiisa Dib Looga Riixay
Hargeysa, (SLpost)- Shir jaraa’id oo ay shalay wada-jir ugu qabteen xarunta wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, masuuliyiinta wasaaradda ciyaaraha, xidhiidhka kubadda cagta iyo kooxaha...
Wasaaradda Kalluumaysiga Oo Qabatay Kulan Lagu Gorfeynayo Sidii Loo Soo Saari Lahaa Kalluun Tayo Leh
Haregysa, (SPost)- Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay kulan lagaga arrinsanayo sidii loo soo saari lahaa kalluun tayadiisu wanaagsan...
Shiinaha Oo Doonaya Inuu Saldhig Ka Samaysto Jabuuti Iyo Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay
Jabuuti, (SLpost)- Dawladda Shiinaha ayaa kala xaajoonaysa dalka Jabuuti sidii ay uga samaysan lahaayeen saldhig milatery, taasoo dalkaas u noqon doonta taariikh dhinaca horumarka...
Mareykanka Oo Aan Sababayn La Noqoshada Safiir Uu Dhawaan U Magacaabay Soomaaliya
Washington, (SLpost)- Dalka Mareykanka ayaa dib ula noqday safiir uu dhawaan u magacaabay dalka Soomaaliya. Madaxweyne Obama ayaa dhawan safiirka Soomaaliya u magacaabay haweenay lagu...
Sheekh Aadan Siiro oo si Weyn Lagu Soo Dhaweeyay Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro), ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu safar Caafimaad...
Morocco Oo Diyaarad Dagaal Ka Baafinaysa Yemen Iyo Xuutiyiinta Oo Sheegtay Inay Soo Rideen
Sanca, (SLpost)- Dalka Morocco oo ka mid ah xulafada Sucuudiga ee dagaalka kula jira kooxda falaagada ah ee Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la’dahay...
Guddoomiye Cirro Oo Si Adag U Cambaareeyey Xadhiga Xarunta Iyo Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI
“Weli may dhicin Somaliland xisbi qaran oo inta uu ciidan qabsado ay yidhaahdaan kasoo baxa, waa markii ugu horeysay” Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

