HomeKa Bogo Liiska Magacyada Saraakiisha la xidh-xidhay ee Xisbiga Waddani oo kor...

Ka Bogo Liiska Magacyada Saraakiisha la xidh-xidhay ee Xisbiga Waddani oo kor u dhaafay 30 Qof

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

wadaniHargeysa (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Masuuliyiin tiro badan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, kadib markii Xisbigaasi shalay ku dhawaaqay Muddaharaad Isniinta Maanta ah  ka dhaca dalka.

Sidoo kalena Xukumaddu waxay la wareegtay Xarumaha guud ee Xisbiga Waddani ku leeyahay Magaalada Hargeysa, Burco, Berbera, Laascaanood iyo Ceerigaabo.

Xisbiga WADDANI ayaa kadib markii uu maalintii shalay ka dalbaday xukuumada Somaliland inuu doonayo inuu dhigo mudaharaad ka dhan ah muddo kordhin xukuumada Axmed Siilaanyo iyo golaha wakiilada Somaliland loo sameeyo .

Halkan ka akhri Liiska masuulinta Xisbiga WADDANI ee Xukuumada Siilaanyo Xabsiga u taxaabtay
1. Cali Cilmi Geele (Hogaanka Sare Xisbiga WADDANI)
2. Ifrax Cumar Xasan (Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee heer Qaran)
3. Xasan Xuseen Codyare (Xoghayaha ilaalinta Hantida Qaranka ee Xisbiga WADDANI)
4. Mustafe Maxamuud Qodax (Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI)
5. Mahad Xaaji Faarax (Xoghayaha Gobolka Maroojijeex ee Xisbiga WADDANI)
6. Hassan Ahmed Muuse Goodaad (Xoghayaha Xanaanada Xoolaha)
7. Maryan Maxamuud Diriir (Xogeyaha Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
8. Maxamed Sidiq Dhame ((Afhayaanka Garabka Dhaliyarada ee Xeer qaran)
9. Amaal Yuusuf Cabdi indha cad(Afhayaanka Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
10. Jamaal Hure (Gudoomiyihii Hore Gobola Dadmadheedh)
11. Deeq Xirsi Canbuur (Gudida Fulinta Xisbiga WADDANI)
12. Amina jirde (Hogeyaha Waacyigaliinta iyo Gobalka Marodijeex)
13. Mawlid muuse (gudoomiye kuxigeenka Gobalka Maroodijeex)
14. Ahmed Jaamac (Xoghayaha Wacyi Galiinta Degmada Ahmed
Dhagax)
15. Maxamed Foore(Gud degmada Maxamuud Haybe)
16. C/rahmaan Maxamed Rooble (Cabdi sigis)
17. Hassan Ahmed c/llaahi Caateeye (Hassan aar)
18. Sulekha Xiisa Cabdillahi
19. Sahra Salaax Cawad
20. Maryan Cismaan Faarax
21. Saynab Cawad Diiriye
22. Sahra Sakariye Cabdomuuse
wdGobolka Saaxil
1. Cali Axmed Kooshin (Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Xaaskiisa)
2. Faysal Cumar (Xubin Gudiida Sare Gobolka Saaxil (Berbera)
3. Cawil Birdaasar (Xubin Gudiida Sare Gobolka Saaxil (Berbera)
4. Cabdillahi Salaah (Wash Man) Xafiiska Gobolka Saaxil
5. (3) Dhalinyaro ah ( Heer Gobol)
6. (2) Dumar) ah (Heer Gobol)

Goboka Sool .
1. Cabdi Yusuf Ismaaciil ( Gudoomiyaha Gobolka Sool)

Gobolka Buuhoodle.
1. Fu’aad Muxamuud Mixile ( Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories