HomeShiinaha Oo Doonaya Inuu Saldhig Ka Samaysto Jabuuti Iyo Madaxweyne Geelle Oo...

Shiinaha Oo Doonaya Inuu Saldhig Ka Samaysto Jabuuti Iyo Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jabuuti, (SLpost)- Dawladda Shiinaha ayaa kala xaajoonaysa dalka Jabuuti sidii ay uga samaysan lahaayeen saldhig milatery, taasoo dalkaas u noqon doonta taariikh dhinaca horumarka ah, iyadoo waddamada Shiinaha iyo Mareykanka oo ah waddamada ugu tunka weyn adduunku ay wada degi doonaan waddanka aadka u yar Jabuuti.China iyo Djiboutiu

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wada xaajoodkaas Shiinaha iyo Jabuuti uu socdo, isla markaana ay dawladda.

Dala Jabuuti ayaa waxa saldhig milateri ku leh Mareykanka, kuwaasoo ay degan yihiin ciidamada  ka hortaga iyo la dagaalanka argagixisada, dalka Yemen iyo Afrika. waxa kale oo saldhig u leh dalka Faransiiska ooh ore u guumaystay dalka Jabuuti iyo ciidamo ay leedahay dawladda Japan ka hawl-gala ilaalinta budh-cad baddeeda Soomaaliya.

“Dalka Faransiisku hore ayuu u joogay, saldhiga Mareykankuna wuxuu naga caawiyay la dagaalanka argagixisada gobolka oo dhan” ayuu yidhi madaxweyne Geelle oo la hadlayay wakaallada wararka dalka Faransiiska ee AFP. “Japan oo saldhig ku leh halkan (Jabuut) wuxuu ka hortagaa budhcad-baddeeda, imikana dalka Shiinaha ayaa doonaya inay danahooda ku ilaashadaan halkan, waananu soo dhaweynaynaa.” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweynaha Jabuuti.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories