HomeMorocco Oo Diyaarad Dagaal Ka Baafinaysa Yemen Iyo Xuutiyiinta Oo Sheegtay Inay...

Morocco Oo Diyaarad Dagaal Ka Baafinaysa Yemen Iyo Xuutiyiinta Oo Sheegtay Inay Soo Rideen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sanca, (SLpost)- Dalka Morocco oo ka mid ah xulafada Sucuudiga ee dagaalka kula jira kooxda falaagada ah ee Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la’dahay mid ka mid ah diyaaradihii dagaalka ee ay u dirtay dalka Yemen.Morocco Jet

Dalka Morocco ayaa xulafada Sucuudigu hogaaminayo ee Yemen duqeynaya ku darsatay lix diyaaradood oo kuwa dagaalka ah, waxaanay warbaahintoodu shaacisay in mid ka mid ah hawada lagu la’yahay.

Dhinaca kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegay inay soo rideen mid ka mid ah diyaaradaha dagaalkam, kuwaasoo soo bandhigay muuqaal, iyagoo ku dul dabaal-degaya diyaaradda oo soo dhacday, isla markaana  gubanaysa.

Waxaana la filayaa in diyaaradda uu dalka Morocco baafinayaa ay tahay taaso ay Xuutiyiin ku  damaashaadayaan, isla markaana ay sheegteen inay dagaalka kusoo rideen.

Xabad joojin shan maalmood oo loogu talo-galay in gargaar bani’aadamnimo la gaadhsiiyo dadka ku barakacay dagaalkaas ayaa la filayaa in bari oo salaasa ah ay hirgesho, iyadoo weli ay duqeynta cirka ee waqooyiga dalka Yemen ay ka wadaan xulafada Sucuudigu ay socoto.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories