Guddoomiye Saleebaan Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Muddo Kordhintii Guurtida
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii u horraysay ka hadlay go’aanka ay muddada ugu kordhiyeen xukuumadda ee muranka siyaasadeed...
Ujeedada Kulamo Uu Safiirka Ingiriiska U Jooga Soomaaliya La Yeeshay Shir-guddoonka Labada Gole
Hargeysa, (SLpost)- Shirguddoonka guurtida iyo wakiillada ayaa maanta si gooni-gooni ah kulamo ula qaatay safiirka Soomaaliya u fadhiya dawladda Ingiriiska Neil Wigan, kaasoo socdaal...
Drs. Edna Aaden Oo Farriin U Dirtay Qurbejoogga Somaliland
"Lama rabo qurbejoog xaragooda, waa inuu yimaadaa dalka oo uu gacanta dhoobada galiyaa" Stockholm, (SLpost)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil ayaa fariin u dirtay qurbejooga Somaliland...
Kulayl Xad-dhaaf Ah Oo 1,000 Qof Ku Dilay Hindiya
Mumbai, (SLpost)- Kulayl xad dhaaf ah oo ka dhacaya dalka Hindiya ayaa la sheegayaa inuu galaaftay oo ay u dhinteen dad kor u dhaafaya ...
Wada-hadalkii Axsaabta: KULMIYE Iyo UCID Oo Aragti Ku Midoobay Iyo WADDANI Oo Ka Hadlay Mawqif Ka Duwan Oo Uu Qaatay
Hargeysa, (SLpost)- Wada-hadalkii muddada u socday saddexda xisbi qaran iyo xukuumadda, kaasoo lagu lafo-gurayay xalinta khilaafkii siyaasiga ahaa ee ka dhashay muddo kordhintii ay...
Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Washington DC Oo Casuumad U Samaysay Af-hayeen Dhuxul
Washington, (SLpost)- Wakiilka Somaliland ee dalka Mareykan Rashiid Gaaruf iyo Jaaliyadda ee Washington DC ayaa qado Sharaf u sameeyay Af-hayeenka Madaxwaynaha Axmed Saleebaan Dhuxul. Waxa ugu horeyn ka...
Siyaasadda Arimaha Dibada Somaliland Oo Noqotay mid fur furan Isla markaana Kasbatay Wadamo kala duwan Oo caalamka ku yaala
Siyaasada arimaha dibada Ee Somaliland ayaa Noqotay shanti sano Ee ugu Danbaysay Mid aad iyo aad Looga sameeyey horumar balaadhan Taasoo keentay in Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

