HomeJaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Washington DC Oo Casuumad U Samaysay Af-hayeen...

Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Washington DC Oo Casuumad U Samaysay Af-hayeen Dhuxul‏

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington, (SLpost)- Wakiilka Somaliland ee dalka Mareykan Rashiid Gaaruf iyo Jaaliyadda ee Washington DC ayaa qado Sharaf u sameeyay Af-hayeenka Madaxwaynaha Axmed Saleebaan Dhuxul.Dhuxul1

Waxa ugu horeyn ka hadlay odoyaasha jaalliyada oo ku soo dhaweeyey magaalada Washington Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Saleebaan dhuxul.

Soo dhaweynta ka dibna waxa hadalka la wareegay wakiilka Somalilande Rashiid Gaaruf oo jaalliyada uga mahadnaqay isku duubnida iyo wada jirka ay marwalba la barbartaagan yihiin madaxda dalka sidoo kalena ku soo dhaweyey hadalka afhayeenka madaxweynaha md. Dhuxul oo isna hadal ka jeediyey madashaasi ayaa ugu horayn u mahadnaqay jaaliyada reer Washington DC iyo sidii loogu soo dhaweeyey dalka Maraykanka.

Waxaanu warbixin ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo halka uu marayo hada iyo doorka ay ku leeyihiin ka jaaliyad ahaan iyada oo beryahan dalku indhaha ku hayo dhaq-dhaqaaqa jaaliyadaha maraykan iyo Canada oo la soo baxay dedaal iyo karti dheeriya, oo shacbiga Somaliland la dhacsan yihiin, sida ay hawlaha u wadaan.Dhuxul

Waxaanu kula dardaarmay afhayeenku jaaliyada inay ogsoonaadaan in dalku soo eegayo waxbadkooda iyo doorka dib u dhiska wadooyinka, caafimaadka iyo waxbarashadaba, oo buu yidhi aad runtii ku amaanantihiin ka jaaliyad ahaan.

Safarka afhayeenku ku maraayo Dalka maraykanka ayaa la xidhiidha martiqaad rasmiya oo uu ka helay dalalka Canada oo uu kala qaybgalay xuskii 18-may jaaliyaha ku kala dhaqan Canada, isaga oo uga soo gudbay Dalka maraykanka oo uu hada ku sugan yahay casuumado iyo martiqaadyo dhawrana ka helay jaaliyadaha ku dhaqan 4 magaalo oo ay ugu horayso Washington, afhayeenka oo ku sugnaan doona dalka maraykanka maalmaha soo socda ayaa la filayaa inuu kulamo muhiima la yeesho, odayaasha, aqoon yahanka, waxgaradka iyo muwaadiniinta ku dhaqan magaalooyinka lagu casuumay.

Somalilandpost.net

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories