HomeUjeedada Kulamo Uu Safiirka Ingiriiska U Jooga Soomaaliya La Yeeshay Shir-guddoonka Labada...

Ujeedada Kulamo Uu Safiirka Ingiriiska U Jooga Soomaaliya La Yeeshay Shir-guddoonka Labada Gole

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Shirguddoonka guurtida iyo wakiillada ayaa maanta si gooni-gooni ah kulamo ula qaatay safiirka Soomaaliya u fadhiya dawladda Ingiriiska  Neil Wigan, kaasoo socdaal ku yimi caasimadda Hargeysa.GUURTIDA

Kulankan oo ka dhacay xarunta baarlamaanka, isla markaana saxaafaddu banaanka ka joogtay ayaa markii uu dhamaaday waxay warbaahintu wax ka waydiisay guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aaden, waxaanu sheegay in safiirka ay iska xog-wareysteen arrimo ku saabsan golaha guurtida iyo guud ahaanba Somaliland, “Waxaanu iska wareysanay arrimaha dalka ka dhacaya iyo qorsheyaasha yaalla.” ayuu yidhi guddoomiye Saleebaan.

Sidoo kale, guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa isaguna ka warbixiyay waxyaabaha ay ka wada-hadleen safiirka Soomaaliya u qaabilsan dawladda Ingiriiska, waxaanu yidhi. “Waxa yimi dalka Safiirkii Ingiriiska waxaanu  sida caadada ah la kulmaa masuuliyiinta axsaabta iyo masuuliyiinta qarankaba, markaa wuxuu ka mid yahay kulamo badan oo uu la yeelan doono axsaabta qaranka iyo masuuliyiinta qarankaba oo uu kaga wareysanayo si uu xog’ogaal ugu noqdo xaaladda guud ee Somaliland iyo arrimaha doorashada iyo xidhiidhka dawladdiisa iyo Somaliland.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories