Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Dahabshiil oo Si Rasmi ah u Hirgelisay Isticmaalka Shillinka Somaliland ee Adeegga e-DAHAB

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil ayaa si rasmi ah u hirgelisay in shillinka Somaliland lagu isticmaalo adeeggeeda e-DAHAB ee lacagta elekrooniga ah telefoonnada gacanta lagu...

Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhashay Muddo Kordhinta

Hargeysa, (SLpost)- Siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay muddo kordhintii ay dhawaan golaha guurtidu u sameeyeen...

Berbera: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeer Ku Tagey Kaamka Ay Ku Xaraysan Yihiin Qaxoontiga Yemen

Berbera, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland oo safar ku jooga magaalo xeebeedda Berbera ayaa kormeer ku tagey kaamka loo sameeyay dadka qaxoontiga ah ee kasoo qaxay...

“Nimanka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Qaxoontigaa Badda Kusoo Jiray Ee Daalan Ha Siyaasaddaynina” Wasiir Cukuse

Berbera, (SLpost)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)  ayaa ka warramay ujeedada socdaal uu Madaxweynaha Axmed Siilaanyo ku joogo magaalada...

Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Weftiga Madaxweynaha Uga Warbixiyay Mashaaruiic Horumarineed Oo Ka Socda Marsada

Berbera, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku jooga xarunta gobolka Saaxil ee Berbera ayaa kormeeray marsada magaaladaas oo dhismeyaal...

Boko Xaraam Oo 29 Qof Ku Dishay Nayjeeriya

Borno, (SLpost)- Magaalada Maiduguri ee waqooyiga dalka Nigeria ayaa qarax lala beegsaday masaajid halkaas ku yaalla waxa ku dhintay 29 qof. Taliyaha booliska gobolka Borno...

Dunida Oo Laga Xusayo Maalinta Ka Hortaga Tubaakada Iyo Hal-kudhegga Sannadkan

Maanta oo axad ah dunida waxa laga xusayaa maalinta ka hortagga dhibaatooyinka tubaakada. Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo hay'adaha la shaqeeyaa ayaa samaynaya wacyi-gelin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img