HomeSiyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhashay Muddo Kordhinta

Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhashay Muddo Kordhinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay muddo kordhintii ay dhawaan golaha guurtidu u sameeyeen xukuumadda iyo wakiillada.

?
?

Siyaasiyiintan madasha oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa talo ahaan kusoo jeediyay in wada-tashi qaran laga yeesho arrinta muranka dhalisay ee kordhinta guurtida. “Sidaanu labada xisbi isku ogayn may ahayn in doorasho oo keli ah laga wada-hadlo, waxa ku jiray in mashaakilka kale ee dalka yaalla laga wada-hadlo sidii la iskaga iman lahaa, maanta shuruucda inoo yaalla haddii ay doorasho ku timaado, su’aasha koowaad waxay tahay ma ku kala nabadgelanaynaa, isma lihi waynu ku kala nabadgelaynaa.” Ayuu yidhi guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure.

Sidoo kale waxa shirkaa jaraa’id ka hadlay Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhegaweyne) waxaanu yidhi. “Horta yaynu u kordhinaynaa? Cidda aynu u kordhinaynaa intay ummadda isa soo hortaagto ha tidhaahdo ii kordhiya oo sababtaa iigu kordhiya, cid wax inaga doonaysaba anigu garan maayo iyo cid aynu wax u kordhino.”

Somalilandpsot.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories