HomeBoko Xaraam Oo 29 Qof Ku Dishay Nayjeeriya

Boko Xaraam Oo 29 Qof Ku Dishay Nayjeeriya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Borno, (SLpost)- Magaalada Maiduguri ee waqooyiga dalka Nigeria ayaa qarax lala beegsaday masaajid halkaas ku yaalla waxa ku dhintay 29 qof.Boko Haram

Taliyaha booliska gobolka Borno ee waqooyi bari Nigeria ayaa sheegay in qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay masaajid ku yaalla magaalo madaxda gobolkaasi ee Maiduguri.

Qaraxan ayaa waxa uu galaaftay nolosha ugu yaraan 29 qof oo ku tukanayay bannaanka hore ee masaajidka sida ay sheegeen dad ka badbaaday qaraxa ayaa tirada ku dhintay qaraxani waxa ay u badnaayeen ganacsato ku lahaa gacansiyo suuq cidhiidhi ah oo ku yaalla magaalada ugu weyn waqooyi bari Nigeria.

Mid ka mid ah ganacsatadii ku tukanaysay masaajidka ayaa warbaahinta u sheegay in qofka isqarxiyay uu riixiyay kaaryoone, isagoo iska soo dhigay ganacsade kuna soo biiray salaada.

Milateriga ayaa hore uga ka hortegay weerar ay Boko Xaraam adeegsatay baasuukeyaal oo ay ku qaaday guryo ay dad deganaayeen, weerarkaasoo qaatay saacado ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 13 qof.

Weeraradan ayaa yimi saacado ka dib markii la dhaariyay madaxweynaha cusub ee dalkaasi Muxamaduu Buhari.

Madaxweyne Buhari ayaa ballan qaaday inuu tallaabo ka qaadi doono kooxda Boko Xaraam.

Isagoo sheegay in dawladdiisu ay wax kasta oo karaankeeda ah samayn doonto si ay u soo badbaadiso in ka badan 200 oo gabadho iskuuley ah oo sanadkii hore ay kooxdaasi ka afduubtay magaalada Chibok.

Boko Xaraam ayaa dishay kumanaan qof tan iyo markii ay bilawday kacdoonka ay ka waddo waqooyiga dalka Nigeria.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories