Shiinaha Oo Goobaha Dadweynuhu Isugu Yimaadaan Ka Mamnuucay Cabidda Sigaarka
Beijing, (SLpost)- Xukuumadda Shiinaha ayaa manuucday in Sigaarka lagu cabo goobaha ay bulshadu iskugu timaaddo, sida makhaayadaha, xafiisyada iyo goobaha basaska laga raaco ee...
Wasiir Waranacade Oo Is-barbar Dhig Ku Sameeyay Haamaha Shiidaalka Berbera Waqtigan Iyo Cahdigii TOTAL
Berbera, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo khudbad ka jeediyay munaasibad uu xalay madaxweyne Siilaanyo xadhiga kaga jirayay shaybaadh casri...
Dugsiyada Waxbarasho Ee Dalka Nepal Oo Dhul-gariirkii Ka Dib La Furayo
Kathamandu, (SLpost)- Kumanaan kun oo iskuulada dalka Nepal ayaa dib u furmaya, kaddib dhul gariir xooggan oo iskuuladaasi burburiyey. In ka badan shan iyo labaatan...
Xeerkii Ka Hortagga Argagixisada Mareykanka Oo Xilligiisii Dhamaaday
Washington, (SLpost)- Waxa soo gabo-gaboobay dood galinkii dambe ee Axadda ka bilaabantay Congress-ka Maraykanka oo lagu lafo-gurayay xeerka ka hortaga argagixisada ee loo yaqaano...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 9aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
The Story of Luqman in The Qur’an, The Wise Man
The story of Luqman is mentioned in The Noble Qur'an and Surat Luqmanis named after him. Some Islamic Scholars say that Luqman was a prophet but the majority of scholars...
Berbera: DAAWO SAWIRRADA Xaflad Ballaadhan oo loo sameeyey Daah-furka Sheybaadhka Tayada Shidaalka oo madaxweyne Siilaanyo ka qayb-galay
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa caawa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey furitaanka Shaybaadh Casri ah oo laga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

