HomeGuddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Farriin Digiin Ah U Diray Waalidiinta Ubadkooda Lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Farriin Digiin Ah U Diray Waalidiinta Ubadkooda Lagu Qabto Rabshad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorama (SLpost) –  Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan dhalinyaro uu sheegay inay habeenkii bulshada ku dhibaateeyaan magaalada Boorama, waxaanu tilmaamay in haddii waalidiintu edbisan waayaan ubadkooda ay sharciga la tiigsanayaan.

Badhasaab Ramaax waxa kale oo uu sheegay inaanay u dulqaadan doonin rabshadaha ay dhalinyaradaasi ku kacaan, waxaanu intaas ku daray in waalidiintoodu aanay u soo cabaasho tegin marka ay ciidamada amaanku xisbiga u taxaabaan.

“Ciyaalkeenii magaalada wuxuu ku soo kordhiyay rabash badan, tallaabo adag baanu qaadi doonaa maanta laga bilaabo, kumana aaminayo Boolis oo anigaa tallaabo adag ka qaadaya, waxa weeyaan Nin walooba caruurtaada qabso. Hadhow ha igu imanina Iskuulbuu ka habsaamayaa, tallaabo adag baanu ka qaadaynaa umana dul qaadanayno Kaman dul qaadayno.” Ayuu yidhi Badhasaab Ramaax

Badhasaabka gobolka Awdal waxa uu intaas ku daray “Anigaa ciidanka kaxaysanaya, ma dhacayso habeen walba in la yidhaahdo Inan yar baa halkan lagu kufsaday iyo Ninbaa la tooriyeeyay, xalay oo ugu dambaysay magaalada waxa ka dhacay waad la socotaan. Waxaanu ka qaadaynaa tallaabo adag Nin walooba caruurtaada guriga ku hayso.”

 Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories