Addis Ababa: Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya
Addis Ababa (SLpost)- Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii...
Agaasimaha Kalluumaysiga Oo Ka Warbixiyay Mashruuc Lagu Tayeynayo Kalluunka Dalka Uganda Oo Somaliland Lagu Casuumay
Hargeysa, (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cabdi Axmed Nuur (Cabdi-gurey) ayaa faahfaahin ka bixiyay mashruuc lagu tayeynayo kalluunka oo...
Xisbiga EPRDF oo ku guulaystay Doorashooyinkii Dalka Itoobiya
Addis Ababa, (SLpost)- Guddida doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa sheegay in doorashadii dalkaasi ka dhacday uu ku guulaystay xisbiga talada haya ee EPRDF dhamaan kuraastii...
Central Bank of Kenya lifts suspension on Dahabshiil Kenya
The Dahabshiil network operates in 126 countries, including Kenya, the UK and the USA NAIROBI, Kenya, June 22, 2015 (SLpost)- The Central Bank of Kenya has today...
Dahabshiil oo ku guulaysatay Kalsoonida Dowladda Kenya oo qaadday Xayiraaddii saarnayd Adeegyadeeda iyo Maamulaha Guud ee Shirkadda oo ka dareen-celiyey
“Waxa kale oo aannu ku faraxsananahy in aannu dib u bilawno adeegyadii iyo wada-shaqayntii naga dhaxaysey hay’ado iyo ururro badan oo caalami ah, kuwaasi...
“Dawladdan waqtigeedii wuu dhamaaday waxa loo baahan yahay in dawlad midnimo qaran ah la dhiso” Guddoomiyaha UCID
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta kazoo degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, ka dib...
Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya Oo Xayiraaddii Laga Qaaday
Nairobi, (SLpost)- Bangiga dhexe ee dalka Kenya ayaa dib u fasaxay shirikadaha xawaaladaha ee dalkaas. Cabdikariim Sabriye oo ka mid ah xawaaladaha Soomalida ayaa BBC-da...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

