Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Laba Danjire

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3383/062015, ku magacaabay laba danjire oo cusub, Somaliland u fadhiyi...

Wasiirka Beeraha Iyo Xubno Ka Tirsan Qaadhaanbixiyeyaasha Taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo Kormeeray Beero Horumarin Lagu Sameeyey

Hargeysa, (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa safar shaqo oo koremeer ah ku tagay horumarin iyo wax ka...

Wasiirka Warfaafinta Furay Oo Buug Ka Hadlaya Tayaynta Waddooyinka Somaliland

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaarada waraafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka qaybgalay kulan lagu  soo bandhigay Buug lagu naaqishayo tayaynta Wadooyinka Somaliland, waxaana...

Daawo Muuqaalka Qaabkii loo Dilay Xeer Ilaaliyihii Guud ee Dalka Masar

Qaahira (SLpost)- Xeer Ilaaliyihii Guud ee dalka Masar, Hisham Barakat, ayaa Isniin shalay lagu dilay Qarax lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo uu la...

Burundi Oo Doorasho Looga Dareeray Iyo Midawga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay

Bujumbura, (SLpost)- Madaxa ururka Midowga Afrika Nkosazana Dlamini Suma ayaa walaac ka muujisay waxay ugu yeedhay wal-bahaarka arrimaha siyaasadda iyo xaaladda dalka Burundi, iyadoo...

DAAWO: Waxgaradka Iyo Odayaasha Xaafadda Sheedaha Oo Baaq U Diray Dawladda Hoose Ee Caasimadda

Hargeysa, (SLpost)- Waxgaradka iyo Deegaanka Xaafadda sheedaha ee Magaalada hargaysa ayaa ugu baaqay dawlada Hoose ee caasimaddu inay wax ka qabato dhulkii xabaalahaasi oo...

Maayarka Berbera Oo Shahaado Sharaf Ku Mutaystay Ka Midho-dhalinta Mashruuca JPLG

Berbera, (SLpost)- Madaxwayne Ku-xigeenka   Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici),  ayaa shalay xafiiskiisa shahaado sharaf ku guddoonsiiyay Maayarka  Magaalada Barbara Cabdi Shakuur Maxamuud Cidin. Shahaado...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img