Axkaamta Ramadaanta Qaybta 18aad (Tobanka dambe ee Ramadaan)
Tobanka u dambeeya Ramadaan, waa habeennada ugu qiimaha badan habeenno uu Alle SWT abuuray, marka tobanka dambe soo gasho, waxa loo dadaallaa si ka...
Xog-warranka Murashaxiin Dhacday oo soo bandhigay Sababihii Keenay Guul-darradooda + Heshiis Dhexmaray Dilaal iyo Murashax Cod-doon ah (Warbixin laga diyaariyey doorashadii Golaha Deegaanka)
Nairobi (SLpost)- Warbixin Macadka Rift Valley Institute oo arrimaha Dimuqraadiyadda ka shaqeeya ka diyaariyey doorashooyinkii Golaha deegaanka ee Somalilandka dhacay sannadkii 2012-dii, ayaa lagu...
Wasaaradda Ganacsiga oo ka hadashay Ganacsato Fulisay iyo Qorshaha Yaraynta Isticmaalka Dollarka, Digniinna u jeedisay kuwa aan hirgelin
HARGEYSA (SLpost)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir, ayaa sheegay inkastoo ay dedaal badan muujiyeen inaanay haddana weli si rasmi...
SOMALILAND: Gabadh uu dhalay Wasiir hore iyo Laba Qof oo ku waxyeeloobay Weerar uu Fuliyey Nin Al-Shabaab looga shakiyey iyo Masuuliyiin ka hadashay
Badhan (SLpost)- Gabadh uu dhalay Wasiirul-dowlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland iyo laba qof oo kale, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen...
Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka wada hadlay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta. Ma...
Jamaal Cali Xuseen Oo Markale Sheegay Inaanay Aqoonsan Doonin Xukuumadda Wixii Ka Dambeeya 27 July
Hargeysa. (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in lagu tuntay shuruucdii dalka isaga oo farta ku...
Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Suldaan Burco Lagu Xidhay
Hargeysa, (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Suldaan dhawaan lagu xidhay Magaaladda Burco, ka dib markii Warbaahinta u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

