HomeWasiirka Hawlaha Guud Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Laascaanood

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Cumar Sayid ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha run-wayga madaarka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaasoo lagu samaynayo dibu-dhis.Garoonka lascaanood2

Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista oo ka hadlay dhagax-dhiggaas iyo qorsheyaal kale oo ay wasaarad ahaan ka wadaan garoonka diyaaradaha ee Laascaanood ayaa yidhi. “Saaka waxaanu dhagax dhignay aniga iyo wasiirka hawlaha guud cabdirisaaq khaliif axmed garoonka Laascaanood oo laga samaynayo 1.5 gravel run-way . waxa ka daga maalin kasta diyaarad Kaargo ah oo sida qaad. waxaanu ka soo samaynay wasaarad ahaan warbixin si deg deg ah wax loogaga qabanayo arrimaha kale ee garoonku u baahan yahay sida

  • Terminal yar oo kooban o
  • Xafiisyadii
  • Gaadhi dab damis ah
  • Xayn-daab.

arimahaas oo wasaarad ahaan aanu si deg deg wax uga qaban doono insha allaah.
waxa goob joog ahaa madaxdii gobolka intoodii badnayd hadday tahay dhaqan, hadday tahay madaxdii gobolka ganacsatadii iyo dadweyne kaleba.”

Garoonka lascaanood Garoonka lascaanood1

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories