Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Socod Lug Ah Ku Tagey Xarunta Maxkamadda Sare
Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid oo ay wahelinayaan mas’uuliyiin ka kala tirsan xisbiyadaas iyo siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada-tashiga,...
Hay’adda Dhawrista Tayada Oo Gubtay Dawooyin Dhacay Oo Madaarka Lagu Qabtay
Hargeysa, (SLpost)- Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka, ayaa gubtay shalay 19 tan oo daawooyin dhacday ah, taasoo dhawaan ay ku qabteen madaarka magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Hay’adda...
“Ninkii Nabadgelyo-darro Damca Inuu Sameeyo Wallaahi Gurigiisa Ayaanu Ugu Galaynaa” Jeeni-yare
Hargeysa, (SLpost)- Badhasaabka gobolka Maroodijeex Maxamad Maxamuud Cali (Jeeniyare) ayaa digniin adag u diray cid kasta oo isku dayda in ay dalka ka samayso...
Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Xarumo Axsaabtu Leedahay Oo Ciidanku La Wareegay
Hargeysa, (SLpost)- Ciidamada RRU-da, ayaa saaka xabsiga u taxaabay xoghaye ku xigeenka warfaafinta xisbiga Waddani Md.Cabdirashiid Maxamed Aadan (Jeeni) isaga oo si caadi ah...
Waar yaa yidhi 27ka July ayay Madaxweyne Siilaanyo ka Dhamaanaysaa? Amb. Kaysar Cabdilaahi
Asalaamu Calaykum, Sida uu Dastuurkeenu dhigayo Qodobka 83aad waxa uu Tilmaamayaa Haddii ay suurtoobi weydo duruufo Ia xidhiidha in la qabto doorashada Madaxweynaha iyo...
Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa oo si Adag uga Hadlay Dhowaaqii ka soo Yeedhay Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, xukuumaddiisa, ayaa si adag uga hadlay dhowaaqii xisbiyad mucaaradku ku shaaciyeen qabashada shirweyne lagaga tashannayo aayaha...
Xukuumadda Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Hadal Ay Mucaaradku Ku Sheegeen Inay Shir Qaran Qabanayaan
Hargeysa, (Slpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ku hadlayay Afka Xukuumadda ayaa ka hadlay mawqifka xukuumadda ee shirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

