Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka
Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka.
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wasiir Ka Socday UK Iyo Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen
Hargeysa, (Slpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada Ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka horumarinta caalamiga...
Somaliland oo dalkeeda ka mastaafurisay 190 Qof Itoobiyaan ah oo Cudurro kala duwan qabay
Hargeysa (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland iyo Wasaaradda Caafimaadka oo is-kaashanaya, ayaa Khamiistii Caasimadda Hargeysa ka fuliyey hawlgal ay ku qabqabteen ku dhawaad laba Boqol...
Ganacsade reer Somaliland ah oo ka mid noqday laba Qof oo Geeska Afrika uga Qayb-galaya Shirweyne Madaxweynaha Maraykanku Sabtida ka furayo Nairobi
Shirkan oo ah Sannadle caalami ah, waxa ka qayb-galaya 150 Shakhsiyaad Da’ yar oo Ganacsiyo ay Iskood u hal-abuureen ka midho-dhaliyey Kenya (SLpost)- Mulkiilaha Hudheelka...
Muuse Biixi oo ka hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare, Mucaaradkana Wada-shaqayn ugu baaqay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Maxkamadda Dastuuriga ahi ka soo saartay dacwad xisbiyada...
Maxkamadda Sare Oo Go’aan Kasoo Saartay Dacwadii Ay Xisbiyada Mucaaradka Ahi U Gudbiyeen
Hargeysa, (SLpost) -Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay tallaabadii xukuumaddu ay xisbiyada mucaaradka ah kaga horjoogsatay in ay shirk u qabsan...
Mareykanka Oo Sheegay In Dhawaan La Xidhi Doono Xabsiga Guantanamo bay
Washington, (SLpost)- Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay inuu gabo-gabo marayo qorshihii lagu xidhi lahaa xabsiga Cuba ku yaalla ee Guantanamo bay. Xabsiga Guantanamo Bay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

