HomeMasuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Xarumo Axsaabtu...

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Xarumo Axsaabtu Leedahay Oo Ciidanku La Wareegay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Ciidamada RRU-da, ayaa saaka  xabsiga u taxaabay xoghaye ku xigeenka warfaafinta xisbiga Waddani Md.Cabdirashiid Maxamed Aadan (Jeeni) isaga oo si caadi ah u gudanaya hawl-maal meedkiisii shaqo. waxaana sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan cidamada boolisku hada la geeyey xarunta C.I.D-da, lamana oga ilaa hada sababta mas’uulkan keentay xadhigiisa.Jeeni

Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in xarumahii dhexe ee xisbiyada Ucid iyo Waddani-na ay la wareegeen ciidamada sida gaarka ah u tobabar ee RRU-da oo ay wehelinayaan ciidamada Booliska Somaliland, waxa kale oo gabi ahaanba la xidhay wadada hor marta qasriga Madaxtooyada Somaliland ee ka soo gasha dhinaca galbeed una socota dhinaca bari iyada oo aagaas oo dhanba ay teedsan yihiin ciidamo aad u tira badan.

Dhanka kalena wararku waxa ay intaas ku darayaan in hotel Dalxiis oo ku yaala afaafka hore bariijka weyn Hargeysa la soo hor dhoobay ciidamo aad u badan iyada oo xukuumaddu ka baqo qabta in halkaas lagu qabto shirkii talo-qaran ee ay ku dhawaaqeen xisbiyada mucaaradka Somaliland.

Ilaa hada lama garanaayo sida xaalku ku danbeyn doono balse waxaa ay shacbiga ku dhaqan gudaha magaalada Hargeysa u dhagtaagayaan qabashada shirka talo-qaran ee ay ku dhawaaqeen xisbiyada mucaaradku, iyada oo gudaha magaalada Hargeysa iyo goballadaba si weyn looga hadal hayo.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories