Home “Xukuumaddu way ka Hor-tagaysaa Kooxaha Rabshadaha iyo Qaska kawada Itoobiya” Raysal Wasaaraha...

 “Xukuumaddu way ka Hor-tagaysaa Kooxaha Rabshadaha iyo Qaska kawada Itoobiya” Raysal Wasaaraha Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis(SLpost)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa sheegay inay gacan bir ah ku qaban doonaan dad uu sheegay inay dalkiisa ka wadaan dibadbaxayo rabshado wata.

 

Hailemariam Desalagn oo la hadlayay warbaahinta ayaa xusay dadka dibadbaxa dhigaya ay ku jiraan kooxo fowd-wadayaal ah, kuwaasoo uu ku eedeeyay inay gubeen xarumo dowladeed iyo hanti dadweyne.

 

“Waan la soconaa kuwa fowdo-wadayaasha ah inay dileen xoogaga amniga, isla markaana gubeen xarumaha dowladda iyo hantida dadweynaha, waxaanan ku qaban doonnnaa gacan bir ah,” ayuu yiri RW Itoobiya.

 

Sidoo kale, Desalagn ayaa xusay in dowladda ay gudaneyso waajibeedka, isla markaana ay ixtiraameyso dastuurka, isagoo sheegay in xukuumaddiisa iyo shacabka ay qaadi doonaan tallaabo ka dhan ah kooxaha qaska wada.

 

Bannaanaxyo waaweyn ayaa tan iyo bishii hore ka socday gobolka Oromiya oo ka tirsan sagaalka is-maamul goboleed ee dalka Itoobiya; iyadoo dibadbaxyadan ay ku dhinteen tiro badan oo shacab ah, inkastoo xukuumadda dalkaas ay sheegtay in shan ruux ay ku dhinteen dibadbaxyadan.

 

Dibadbaxyadan ayaa waxay ka billowdeen go’aan ay dowladdu ku sheegtay inay ku ballaarinayso magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa; taasoo galaysa qaybo ka mid ah gobolka Oromiya ee dalka Itoobiya, shacabkuna ay diideen.

 

Ugu dambeyn, ha’yadda Amnesty International ayaa ku eedeysay Xukuumadda Itoobiya inay dishay ugu yaraan 40-qof oo shacab ah intii ay socdeen dibadbax-yada ka dhacaya gobolka Oromiya.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories