Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Golaha wakiillada Oo Maxakamadda Dastuuriga Ah Dacwad U Gudbinaya

Hargeysa(SLpost)-- Golaha wakiillada Somaliland oo ka fal celinaya qaraar shalay uga yimid Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay dacwad u gudbinayaan Maxakamadda sare ee...

Shiinaha oo xusaya guushiisii dagaalkii Labaad

China(SLpost)-Millitariga Shiinaha ayaa samaynaya dhoole tus heer sare ah oo aad u baaxad wayn.Waxay xusayaan guushii ay ka guulaysteen Japan dagaalkii labaad ee adduunka. Ilaa...

Toddoba Arrimood Oo La Xidhiidha Taariikhda Faraacinadii Masar Iyo Ahraamtii Ay Dhisan Jireen  

  Hargeysa(SLpost)- Xadaaradaha tirada badan ee dunidu inta la og yahay soo martay waa xadaaraddii Faraacinidii hore oo saldhiggeedu ahaa dalka Masar. Xadaaraddan oo dunida...

Madaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiilada Ku Celiyay Go’aankii Ay Ku Laaleen Kiraynta Haamaha Shidaalka

  Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto uu maanta soo saaray golaha wakiilada Somaliland dib ugu celiyay go'aan ay dhawaan ku laaleen in haamaha...

Mishiinka Riigii Tuulada Qoridheere Oo Dablay Si Badheedh Ah U Gubtay

Hargeysa(SLpost)-Ciidamada Boolsika ayaa baadhitaan ka wada deegaanka Qordheere si ay u soo helaan dablaydii gubtay riigii deegaankaas waraabin jiray iyada oo lagu jiro xili...

Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir

(1942kii - 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale - cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 1aad In...

Riyadii Madaxweynaha!

Hal-door barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img