HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiilada Ku Celiyay Go’aankii Ay Ku Laaleen Kiraynta...

Madaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiilada Ku Celiyay Go’aankii Ay Ku Laaleen Kiraynta Haamaha Shidaalka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto uu maanta soo saaray golaha wakiilada Somaliland dib ugu celiyay go’aan ay dhawaan ku laaleen in haamaha keydka shidaalka ee magaalada Berbera lagu wareejiyo shirkado gaar loo leeyahay.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa go’aanka golaha wakiilada Somaliland ku tilmaamay ina uu dastuurka ka hor imanayo. Waasiirka xidhiidhka golayaasha ee Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa go’aankan uga waramay wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac “ Go’aanka golaha wakiiladu ay gaadheen waxay ka horimanayaa dastuurkeena qodobka 14-aad faqradiisa 3-aad oo odhanaysa waxay xukuumaddu awood u leedahay inay yeelato gacankuhaynta hanti guurto ah ama ma guurto, inay iibsato ama iibiso,kiraysato ama ku badalato qiime u dhigma oo sharciga waafaqsan,hadii go’aan ama xeer ka horimanaayo dastuurkeena ma shaqaynaayo, markaas go’aanka ay soo sareen waxa uu ka horimanayaa qodobkaas sidaas daraadeed marka uu madaxweynuu arkay qodobkaas iyo ka 38-aad iyo qodobka 39-aad, waxa cadaatay in go’aanka ay qaateen iyo qodobada ay ciskadeen aanay wax xidhiidh ahba lahayn, markaas madaxweynuu dib ayuu ugu soo caliyay go’aankii ay qaateen.”

Golaha wakiilada ayaa u codeeyay mooshin ay golaha horkeeneen gudida ilaalinta hantida qaranka, waxaanay laaleen in la kiraynkaro haamaha shidaalka, laalitaankaas oo ay xukuumaddu markiiba sharci daro ku tilmaamtay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories