Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Maayarka Gabilay Oo Garoon Weyn Oo Loogu Magacdaray MO Farah Dhagax Dhigay

Gabiilay(SLpost)-Maayarka degmada gabiilay ayaa maanta dhagax dhigay garoon kubadeed oo cusub looguna magacdaray Mo Farah oo ah oradyahan u dhashay Somaliland se u orda...

Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo ka Hadlay Go’aanka Golaha Wakiilada ee Madaxweynuu Dib Ugu Soo Celiyay

  Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay go’aanka golaha wakiiladu uu ku laalay haamaha shidaalka kirayntooda  ee uu madaxweynuu golaha...

Wiilka Yar Ee Maydkiisu Dunida Ka Nixiyay Oo Reerkoodu Magangalyo Ka Helay Canada

  Hargeysa(SLpost0-Sharci-yaqaan u dhashay Canada ayaa sheegay in codsi magangalyo ay sameeyeen qoyska wiil saddex jira ah oo Suuriyaan ah oo ku dhintay biyaha Turkiga...

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Soo Gaadhay Go’aankii Golaha Wakiilada Ee Madaxweynuu Ku Soo Celiyay,Kana Hadlay Gogaanka Ay Qaadan Doonaan

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay inay maanta soo gaadhay soo celinta go’aankii golaha ee madaxweynuu soo celiyay, waxaanu gudoomiye Cirro uu sheegay...

Dad Gadoodsan Oo Joojiyay Xaafada Hindiyaanlaynka Wado Nin Ganacsade Ah Xidhanaayay

  Hargeysa(SLpost)-Dad shacab ah ayaa ka gadooday wado laga xidhaayay xaafada Hindiyaanlaynka ee magaaladda Hareysa. Ganacsadaha qaadka ku caanka ah ee Ina Afdiine ayaa lagu...

HAAKAH DHAHA, OO QOF KASTOOWBA HOOS U DHUGO WIXII KULA GUDBOON QALINKII

Sidaynu ognahay biyuhu waxay kaalinta koowaad kaga jiraan nolosha aadamaha iyo jiritaankiisa. Qof walbana wuxuu u baahan yahay inuu helo biyo nadiifa, taasoo waajib...

CARUURTEENU MA AGOON ABAHOOD NOOL YAHAYBAA? Q 2

  Caruurnimadu waa marxalad nololeed la soo wada maro(caruur oo dhan)oo dabiici ah oo Alleh (swt) ugu talagalay noolaha adamigu inuu soo wada maro, waa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img