HomeGolaha wakiillada Oo Maxakamadda Dastuuriga Ah Dacwad U Gudbinaya

Golaha wakiillada Oo Maxakamadda Dastuuriga Ah Dacwad U Gudbinaya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)– Golaha wakiillada Somaliland oo ka fal celinaya qaraar shalay uga yimid Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay dacwad u gudbinayaan Maxakamadda sare ee Somaliland, ahna ta dastuuriga ah.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay golaha u soo gudbiyay digreeto uu ku diidan yahay dhaqan galinta go’aanka golaha wakiilladu ku laalay in Kaydka haamaha shidaalka Berbera lagu wareejiyo shirkado dhawr ah oo shidaalka soo dejiya.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay wakiillada, balse xogo wargeyska Jamhuuriya helay ayaa iftiimiyay in goluhu qoondeeyay in maxakamadda sare ka gar noqdo qaraarka golaha wakiiladdu aqlabiyadda ku ansixiyay axaddii ee ah inaan hay’adda haamaha shidaalka la wareejin iyo diidmada Madaxweynuhu ku diiday in qaraarka golaha wakiilladu meel maro.

Golaha wakiillada ayaa Axaddii meel mariyay mooshin lagu diidan yahay in ganacsato lagu wareejiyo hantida qaranka ee ah Kaydka shidaalka dalka, waxaana talaabadaasi ku diirsaday bulshada, iyadoo mucaaradku ku macneeyay markii u horaysay ee goluhu hawshiisa qabsaday.

Maxakamadda sare ee Somaliland oo lagu xasuusto xallintii khilaafka Mucaaradka iyo xukumadda ee shirweyne Mucaaradku lahaa iyo ka gar naqistii muddo kordhinta ayaa keentay in lagu dhiiraddo u gudbinta dacwaddaha amma murannada jira.

Xigasho Jamhuuriya

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories